STILL ISBAARO IN KISMAAYO AND DADKA BULSHADA ARE ANGRY

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

STILL ISBAARO IN KISMAAYO AND DADKA BULSHADA ARE ANGRY

Post by Hiiraan boy »

Kadib muddo sideed cisho ah oo dekedda caalamiga ah ee magaalada Kismaayo ay u xirneyd maleeshiyaad ku heyb ah guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Dr C/risaaq Faarax Taanno ayaa maanta odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beesha Sade waxay maanta ku guuleydaan in ay furaan dekedda kadib markii ay ka saareen maleeshiyaadkii afaafta hore ee dekedda isbaarada dhigtay.

Nabadoon Cabdi Warsame Gurux oo kamid ah hoggaanka dhaqanka beesha Sade oo ka waramay isbaarada laga qaaday dekedda ayaa sheegay in si nabadgelya ah ay ku qaadeen jidgooyada taalay irida dekedda, islamarkaana aysan jirin wax dhaqaale oo la siiyey maleeshiyaadkii xirtay dekedda, wuxuuna sheegay in dadaalkoodii uu hirgelay.

\"Maleeshiyooyinka dekedda ay u xirneyd waxaysan rumeysneyn xil ka qaadista Taanno iyo sida ay u dhacday, waxayna codsadeen in xilka qaadista C/risaaq Taanno la cadeeyo\", ayuu yiri Nabadoon Cabdi Warsame Gurux oo hadalkiisa sii raaciyey in ay isfaham uu dhexmaray waxgaradka iyo maleeshiyaadka.

Inkastoo isbaaradda mudada ka badan toddobada maalmood taallay dekedda weyn Kismaayo ayaa haddana saac uun kadib markii la qaaday jidgooyadaasi waxaa ay maleeshiyaad hor leh markale isbaaro dhigteen iridda dekedda, sidoo kale ayaa maleeshiyaad ku hubeysan gawaarida dagaalka ee technikada waxaa ay isbaaro taa lamid ah dhigteen maanta isgoyska Somali Star ee xaafadda Calanley oo ah bar muhim u ah isu socodka gaadiidka dadweynaha ee PL-ka iyo kuwa kale ee raaxada, ma cada in isku ujeedda ay yihiin kooxihii horay dekedda looga soo saaray, balse waxaa jira warar sheegaya in ay dalbanayaan lacago mushaaraad ah.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: STILL ISBAARO IN KISMAAYO AND DADKA BULSHADA ARE ANGRY

Post by Hiiraan boy »

AAWAY MURAX IYO VOLTAGE OO DHAHAY ITS ONLY FOR FEW DAYS TO MAKE POLITICAL STATEMENT

KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: STILL ISBAARO IN KISMAAYO AND DADKA BULSHADA ARE ANGRY

Post by Hiiraan boy »

merehan mooryaans kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: STILL ISBAARO IN KISMAAYO AND DADKA BULSHADA ARE ANGRY

Post by Murax »

Unacceptable behavior.

Whoever is doing it needs to stop.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: STILL ISBAARO IN KISMAAYO AND DADKA BULSHADA ARE ANGRY

Post by Hiiraan boy »

[quote=\"Murax\"]Unacceptable behavior.

Whoever is doing it needs to stop.[/quote]

ma ku fahmin. i thought taano iyo reer siyaad are doing it cause xilka la qaaday mise qofkale doing this?? ball ii sharax.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: STILL ISBAARO IN KISMAAYO AND DADKA BULSHADA ARE ANGRY

Post by Murax »

Sxb, awalna waan ku sheegay. Reer Siyaad waa hal juffo oo Marexaan ka mid. Marexaan is 33 subclans. Meesha khilaaf yar baa ka taagan, laakin waa la xalin mar dhow.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: STILL ISBAARO IN KISMAAYO AND DADKA BULSHADA ARE ANGRY

Post by sadeboi »

Sidaan fillayo ila qaladki laga galley ina taano la badalo ama cadeyn cad oo xaqqiiq ah dadka la horkeeno dekkadaas wey xirnaani. Luuqow, reer-siyaad bas kama dhallan wiilashaas balse qof kasto iyo qabiilo kasto oo kaso horjeeda cadaaladnimada lagula dhaqmey ina taano, kuwaas oo ah qabiilo badan oo SADE.

Hiraanhutu, those odayaal try to bribe the boys and give them money, they said know NO, halkaan umaanan dhigin si aan lacag uu sameyno oo 10ki sano oo laso dhaafey baan dhiganlaheyn hadi eey sidaad aheyn, balse halkaan waxaan uu joogno cadaaladnimada ka socoto, hadi la badaline dee qofki naso hor dhaafikarro oo dekkada ka shaqeynkaro ha ka shaqeeyo. Unline your clan we don't weight people then take money equivalent to their weight, nor do we steal money from the poor.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”