BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by Hiiraan boy »

WARSANGELI IN PUNTLAND MALESHOOYIN SWITCHED SIDE TO THEIR QABIILMEN

Faah faahin: dagaal saacadii 6 galay oo ka socda magaalada Boosaaso

Beerdhiga 10.01.2008 12:03

Dagaal aad u kulul ayaa salaadii subax kadib waxa uu ka bilowday magaalada Boosaaso ee gobolka bari kaasi oo u dhaxeeya kooxo hubnaysan oo raba in ay xoog ku soo furtaan labo nin oo ka mid ahaa kooxihii af duubka ka wadaya magaalada oo ay ciidaamada Booliiska iyo ciidamada oo isku jira Booliis iyo militeri.

Dagaalka ayaa markii hore waxa uu ku biloday qaab iska yar waxaana saacad kadib uu ku baahay deegaano ka baxsan goobtii uu markii hore ka qarxay dagaalku oo ahayd meel aan sidaa uga fogayn Shirkada isgaarsiinta ee Netco.

2 dhinac ayaa markii hore waxaa uu dagaalkoodu ku bilowday qoryaha AK-47 waxaana markii dambe uu gaaray inaan waxba layskula harin waxaana marba marka ka dambeyay sii badanayay daryanka hubka cul culis ee ay soo ridayeen ciidamada Puntland.

Xaafada ka ag dhow dhow masjidka Raxma ayaa waxaa ku hareeraysan garaawida tiknikada loo yaqaan waxayna xabad aa loo meel dayin ku dirayaan jihooyinka ay is leeyihiin wa alagu jiraan.

Dagaalka ayaa mar kale waxa uu sbi u sii xogaystay saacadu markay ahayd 10:00 barqanimo isagoo layskula ruqaansaday dhanka masjidka Raxma ee xaafada Biyo kulule halkaas oo uu hada dagaalka xoogiisu ka socdo.

Sidoo kale waxaa la arkayay dhalin yaro rabay dagaalka in ay galaan oo ay hooyooyinkood kula dhageen qoryahay halka aabayaashoodna ay ku amrayeen in ay dagaalka dhicancooda ka galaan ayna meel iska saaraan waxa ay ku sheegeen dad ku soo gar darooday Beeshooda Dashiishe.

Dhanka kale waxaa la arkay qaar ka tirsan ciidamada booliiska iyo kuwo milatariga oo ka soo garab saftay dhanka kooxaha u dagaalamayay qaabka qabiilka taasi oo keentay in ciidamdu ay kala garan waayaan waxa la dagaalamaya.

Goobaha uu dagaalku ka socday ayaa waxaa la arkayay laba dhinac oo meelaha qaar mitiro isku jira balse aysan wax xabad ah dhax marayn una muuqday goobta waan joogaa iyo waan joogaa.

Ma cada ilaa iyo hada khasaaraha kala gaaray labada dhinac ee dagaalamaya waxana jiray dhaawacyo dhowr ah oo haleelay labada garaba waloow aysan noo suura galin inaa helo tirada rasmiga ah ee dhaawaca.

Saamaynta ka dhalatay dagaalka ayaa ah mid aad u muuqta waxaana istaagay dhamaan adeegyadii kala duwanaa ee bulshada waxaana mesha ka baxay dhaq dhaqaaqii ganacsi ee suuga weyn ee magaalada sidoo kale waxa ay shirkada xawaaladu hakad galiyeen howladoodi shaqo waxaana si gabis ah u shaqeynays xawaalada Amal oo ahayd mid ka ag dhow goobta dagaalka waxaa saani u shaqeynayay dhamaan qeybaha kale ee xawaaladaha.

Sidoo kale waxaa dhagxaan lagu xiray wadada dheer ee marta Netco ilaa madaxtooyada magaalada waxana la arlkayay qaar ka mid ah dhalin yarada.

Warar hor dhac ah oo laga helayo dhanka booliiska ayaa tibaaxaya in ay ilaa iyo hada ay xoogaa xoog ku muquuniyeen kooxihii ka soo horjeeday ayna sidoo kale ku hareeraysan yihiin goob ka mid ah goobihii uu dagaalku ka bilowday.

Mar jiraan ilaa iyo hada waxa hadalo ah oo ka soo kala baxay dhanka maamulka Puntland iyo maleeshiyaadka u abaabulkan qaab qabiileedka oo ku aadan waxa uu dagaalku salka ku hayo, waxana la filaayaa in saacada dambe ee maanta uu soo bixi doono warka dagaalka iyo asbaabaha dhaliyay dagaalkaba.

Dagaalkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee nociisa ah ee qaata wakhti intaa la eg oo magaalada abid ka dhaca waxana sidoo kale dagaalkan uu qeyb ka noqonayaa dagaal mar sii horaysay ka dhacay xaafada Raf iyo Raaxo kaasi oo markii dambe xalkiisu uu noqday in qaab qabiil lagu xaliyo.

Dagaalka aya ah mid aan la sii saadaalin karin waxa u ku dambeyn doono marka laga fiiriyo gurmadyada ay kala helayaan labada dhinacba marna jiraan cid ilaa iyo hada sheeegatay wax guul oo ay gaartay.

Falkan ayaa ka qeyb noqonaya falalka amaan daro ee dhawaanaha ku soo baahayay magaalada Boosaaso kuwaas oo ay ugu badnaayeen af dubo markii dambena isku rogay weeraro lagu qaado guryo deegaan.

Dagaalka ayaa hada oo ay saacadu tahay 12:00 duhirnimo istaagay waxaa lay laysugu jiraa aagag aan sidaa u kala fogeyn . wixii warar ha ee ku soo kordhana dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by gobdoon »

Are you sure what you writen is right first on your sub topic you pointed out it's Warsangeli but later you mentioned it's Dishishe,whoever it is on this I am always on the side of law and order and no qabiil can hold ransom con Bosaso,Allah give mercy those who died and speed recovery those injured,but you having read your comments in somali net you are always on the side of trouble lawlesness and disorder considering how you support the run away courts.
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by Somaliman% »

dont get your hopes up, this is no big deal, we have the kidnappers of the msf workers, who are still free and walking in streets of bosaso as if they havent commited nothing, the police of bosaso, simply surrounded that house and asked them to surrender, when they refused, their tribals leaders said, lets come to an arrangement and not arrest them, puntland government refused this, and will not let people walk away just kos of tribe, this tribe mentality of letting people do anything just kos their tribal ,leaders will stand up for them no matter what. so puntland has bombared the house, and now their whole tribe has come to their rescue, well puntland will not give in, and if it takes destroying their whole little tribe then so be it, this will be a lesson to others.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by SahanGalbeed »

Puntland weli wax kama bisla, dowladina meesha kama jirto !!
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by SahanGalbeed »

Daroodkani , haddi xitaa shaqada laga eryo , ciiddan bey ku soo kaxaysanyaan , ma kuwaasa waddan dhisi!!


widhwidh
Puntland Oo Gacanta Kudhigtay Ciidan Ay Hogaaminayso Haweenay Qabsan Lahayd Isbi

Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ayaa sheegaya in ciidamada magaaladaasi ay gacanta ku soo dhigeen 4 ka mid ah kooxihii hubeysnaa ee weerartay Isbitaalka magaalada Qardho.



Sida warku sheegay waxa ciidamadu ay sidoo kale soo qabteen gabadh la sheegay in ay kooxahaas weeraray Isbitaalka iyada soo adeegsatay kadib markii shaqada Isbitaalka iyada iyo dhalinyaro kale laga eryay, kuwaasoo haatan ku xidhan xabsiga magaalada Qardho.

Guddoomiye ku-xigeenka Duqa magaalada Qardho Burhaan C/raxmaan ayaa saxaafadda u sheegay in ay soo qabqabteen kooxihii weeraray Isbitaalka iyo gabadhii soo adeegsatay, arinkana ay soo afjarayaan, isagoo xusay in kooxaha kale ee u dhimanna ay soo qabanayaan oo ay ku raad joogaan.

Maamulka Isbataalka guud ee magaalada Qardho ayaa la sheegay in uu ku hanjabay in shaqada Isbitaalka aysan sii wadeynin haddii aan wax laga qaban kooxihii weerarka soo qaaday, isla markaana sharciga la hor geynayo, iyadoo soo qabashada kooxahanina ay ka dambeysay sida la sheegay caddaadis maamulka Isbitaalka uu ku saaray maamulka degmadaas soo qabashada kooxahaas.

Widhwidh Online News Desk..Media Center
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8603
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by SahanGalbeed »

Look at this here !!
Puntland allowing the business community in Bosaaso to essentially acquire PRIVATE ARMED militias .


Boosaaso: Puntland oo gacansatada Boosaaso u ogolaatey sameysiga Ciidamo ugaar ah.
9. januar 2008

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan



Boosaaso(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ay Xukuumada Puntland uogolaatay Ganacsatada Magaalda Boosaaso in ay sameystaan Ciidamo ugaar ah.

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi oo ay dalabkaan ujeediyeen ganacsatada Magaalada Boosaaso,ayaa la xaqiijiyey in uu ka aqbalay ,isagoo amray in ay sameystaan ciidamo gaaraya 300 oo ugaar ah iyo 10 Baabuur oo kuwa dagaalka ah.

Ogolaanshaha Madaxweynaha Puntland ee warkan ayaa waxaa xaqiijiyey qaar ka mid ah Ilo ku dhow dhow ,ayagoo ganacsatadu habeenkii xalay ahaa shir ku yeesheen Hotel-ka Huruuse ee magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Puntland ayaa talaabadan qaaday markii ay la kulmeen Ganacsatadu ,isla markaana ay sheegeen in ay ayaga loo daayo sugitaanka amaankooda ,inkastoo aysan jirin cid ka mid ah talisyada ciidamada Booliska oo ka hadlay.

Warka ayaa sheegaya in ay Ganacsatadu arintan ku dhaqaaqday ,ka dib markii ay soo baxeen dhawaan Afduubyo lugula kacay qaar ka mid ah Shaqaalaha Samafalka ee jooga deegaanada Puntland iyo halka Wariyad lugu weeraray magaalada Gaalkacyo iyo mid lugu qafaashay Magaalada Boosaaso.

Talaabadan lasheegay in uu qaaday Madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Gen.Cadde Muuse) ayaa ku soo beegmaysa ayadoo bilihii ugu danbeeyey uu sii xumaanayay amaanka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ,isla markaana ay dhaliilo Xukuumada Cadde uga imaanayeen Dadweynaha Reer Puntland.

Xigasho: Radio Gaalkacyo

Faarax C/qaadir Geylan


http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=5364&z=1


Dowladdan Puntland ee la sheego , meeday?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by COSTA »

Puntland Born 1998

Dead 2007

Alla yaa raxma THE MAHMUD SALEEMAAN LAND IS FINNISH LOOOOOOOOL
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by GENERAL_SNM »

Hiraan boy is this good news to you or bad news?.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: BREAKING NEWS WARSANGELI VS MAJERTEEN IN BOSAASO

Post by gobdoon »

Costa,
I never believed in Puntland any way what I believe is every one run their region and that local people should be respected and not ruled over,so puntland is a loos federation,but what's happening in Bari is between reer bari,and they always had quarels but don't forever.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”