Drs Fawsiyo Maxamed Sheikh oo sheegtay kalmada Argagaxisa ay

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Drs Fawsiyo Maxamed Sheikh oo sheegtay kalmada Argagaxisa ay

Post by Hiiraan boy »

Drs Fawsiyo Maxamed Sheikh oo sheegtay kalmada Argagaxisa ay soo dhamaatay mar hadii Dowlada Itoobiya ay ku tilmaantay Congress Man oo Mareykan ah in uu Argagaxiso Taageero

Drs Fawsiyo Maxamed Sheikh ayaa sheegtay in guulweyn ka soo gareen safaradii ay ku kala tageen wadamada Mareykanka iyo wadamada Yurub oo kamid ah wadanka Ingariiska iyadoona dhawaan ra jeyn doonta in deg deg looga saari doono ciidamada Itoobiya taasoo ay noo balan qaadeen Masuuliyiin badan oo ka mid ah labada aqal ee looga taliyo wadanka Mareykanka ,waxaana meeshaasi nooga soo baxday in ay ku kala Jaban yihiin masuuliyiinta Mareykanka iyadoona sheegtay in intabadan Ay ka xunyihiin masuuliyiinta Mareykanka xasuuqa arxandarad ah ee loo geysanaayo shacabka Soomaaliyeed .
Wareysiga oo dheer halkaan ka dhageysa

Drs Fowsiya waxa kale ay sheegtay in ay la yaab ku noqotay wasiir dhan oo warfaafinta u qaabilsan dalka Itoobiya uu ku tilmaamo Congress Man in uu garab siinaayo Argagaxisa markii uu tagay socdaalkiisa wadanak Eratareya taasoo ay ku sheegtay Drs fowsiyo in ay muuqato in ay ku fashilmeen Dowlada Itoobiya fara galinta Soomaaliya ay ugu andacoonayeen ama y ku beer laxaawsanayeen aduun weynaha in ay Argagaxisa joogto Soomaaliya

Drs Fowsiya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday Midnimo wadaninimo ay kaga saari karaan cadowga soo jireenka ah ee itoobiya xiligaan adagna loo bahanyahay in dhamaan gacmaha leys qabsado loona adkeesto dhibka naheysta Ilahaana u baryeynaa in si deg deg nooga qaado dhibka Naheysta cadowgana nooga saaro dalkeynana nogu soo celiyo Nabad iyo nool waarta

Wareysiga oo Drs Fowsiyo Maxamed Sheikh oo ah Xogeyaha Xaquuqul Insaanka iyo dabaglka danbiyada dagaalka ee Isbaheysiga Dib u xureynta Soomaleed oo dhawaan laga dhisay wadanka Eratareya

Wareysiga oo dheer halkaan ka dhageysa

Xafiiska war qabadka Dayniile
Goternburg, Sweden
dayniilecom@hotmail.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”