Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DR-YALAXOOW »

dawladsade ha qaldamin.off course soomali waa reer guuraa,

ka waran hadaan hargeysa tago oo aan degenaado 17 years, thats not make hargeysa a abgaaal town.


off course hargeysa waan degi karaa laakiin ilaahoow maan 100 deganaado waa inaan maamulkeeda iyo lahaanshaha magaaalada uga danbeeyaa dadka leh oo ah isaaqa, waa tusaaale ahaan.

mareexaan waa degenaan karaa kismaayo ,laakiin waa inuu uga danbeeyaa gaaljacel iyo shiiqaal,majeerteen and baajuun, and dir ,maamulka magaalada,haddii kale waligeed dagaal kama dhamaanaayo meeshaas.
Last edited by DR-YALAXOOW on Fri Jan 11, 2008 5:27 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by Murax »

[quote="DawladSade"][quote="Murax"]milaayuun Soomaaliyeed oo Muslim ah shaqsiyaal liito u caydid.
quote]


Shaqsigaas liita, waa ba shaqsiga beelahooda. Maanta meeshay taaganyhiin qolodaan baa daliil u ah waxaas, lol...


Yalaxow,

Marexaanki 70% of Somali degan, baa ka fiican Abgal dhuuraha Xamar degan dabcan.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Xiisad Colaadeed between Galjecel iyo Sade

Post by DR-YALAXOOW »

abgaal belongs the biggest city of somalia, ayuu lee yahay ilaaa 700 km xeebta from xamar ilaa ceeldheer ilaa warshiikh badweynta hindia ,and gobolka shabeelada dhexe, part of shabeelada hoose,part of hiiraan. waa nation ,ilaaheey ayaa laandheere ka dhigey!. not 4 xabo meelahaas ku kala firirsan maaha abgaal.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”