31 shops owned by somalis robbed in South Africa..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

31 shops owned by somalis robbed in South Africa..

Post by Alchemist »

Somalis getting abused around the globe, i guess this is what happens when your homeless..



31 Dukaan oo ay Dad Soomaali ah leeyihiin oo lagu bililiqeystay magaalada Jeffrey's Bay ee South Africa


Arbaco, January 16, 2008(HOL): 31 Dukaan oo ay ku ganacsadaan Soomaalida ku nool magaalada Jeffreys Bay oo 70km u jirta magaalada Port Elizabeth ayaa gabi ahaantoodba la bililiqeystay.

Boobkan loo geystay dukaamada Soomaalida ayaa sabab u ahaa nin Soomaaliyeed oo dilay nin dadka deegaanka ah oo rabay in uu wax ka boobo, makraasi kadib ayaa Dadka deegaanka oo ka oo careysan dilkaas waxay boobeen 31 Dukaan oo ay leeyihiin Dad Soomaaliyeed oo ku ganacsada magaalada Jeffreys Bay.

Waxaa hadda xiran labo dhallinyao ah oo Soomaaliyeed, waxaan halkaas ku hanti beelay dad gaaray ilaa iyo 100 qofood sida uu Hiiraan Online u xaqiijiyey Maxamed Tubi oo aan khadka telefoonka ku wareysannay. Maxamed Tubi waxaa uu intaas ku daray in ay la ballansan yihiin madaxda degmada Jefferys's Bay, si ugala xaajoodaan Boobka loo geystay Soomaalida ku ganacsata Dalka Koofur Afrika, gaar ahaan Magaalada Jeffreys Bay.

Dalka Koofur Afrika oo ay ku nool yihiin, kuna ganacsadaan Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa had iyo jeeraale waxaa loo geystaa falal isugu jira Dhac iyo Dil, kuwaasi oo ay geysanayaan Burcad u dhalatay Dalka Koofur Afrika oo la sheegay in ujeedada ugu weyn ee ay Soomaalida u bartilmaameedsanayaan ay tahay iyagoo ka maseyrsan ganacsiga xooggan oo ay Dadka Soomaaliya ku heystaan Dalka Koofur Afrika.

Ugu dambeyntiina, Ma ahan markii ugu horeysay oo dhac loo geysto Dukaamada ay Soomaalida ku leedahay Koofur Afrika, waxaana horay u jiray Ganacsato Soomaaliyeed oo horay loogu dhacay dalka Koofur Afrika, iyadoo ay sidoo kale jireen Dad lagu gubay Dukaamadooda xili ay hurdeen.

Wixii warar ah ee ku soo kordha Dukaamada Soomaaliyeed ee lagu dhacay Magaalada Jeffreys Bay ee Dalka South Africa kala soco Hiiraan Online haddii Alle idmo.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia
Ghetto_Faarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1632
Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you

Re: 31 shops owned by somalis robbed in South Africa..

Post by Ghetto_Faarax »

Iyagaaba walaalan oo Another african country assylum ka qaatey....
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: 31 shops owned by somalis robbed in South Africa..

Post by Alchemist »

[quote="Ghetto_Faarax"]Iyagaaba walaalan oo Another african country assylum ka qaatey....[/quote]

sxb not everyone could make it to the uk...
Physicists
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1150
Joined: Wed Apr 04, 2007 8:20 pm
Contact:

Re: 31 shops owned by somalis robbed in South Africa..

Post by Physicists »

Ghetto_Faarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1632
Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you

Re: 31 shops owned by somalis robbed in South Africa..

Post by Ghetto_Faarax »

this is what really happened....a theif tried to take something from a store owned by somalis, and then the somali shop keeper shot him dead, police came took the body .. then in the evening, the whole zulu city looted 31 somali shops because of the man that was shot dead.....

somalidu waligood dhul la'aan sidan uun bey ku noolaan doonaan..




"Galinkii dambe ee shaley ayaa waxaa barakac xoogan uu ku yimid Somalida degen tuulada lagu magacaabo jetasbay ee gobolka Eastern Cape ka dib markii uu dil toogasha ah ku dilay mid ka mid ah soomalidii ka shaqeyneysay dukaanka nin u dhashey wadanka k/Afrika oo isku dayey inuu kala cararo hilbo lagu iibiyo dukaanka.



Daqiiqado ka dib ayaa waxaa goobtaasi soo gaaray booliska deegeenka oo ka qaaday maydka ninka u dhashay dalka South Africa iyadoo xaley fiidkii ay bilaabeen dadka xaafadahaasi ee madowga ah inay biliqo u geestaan dhamaan dukaamadii ku yaallay tuuladaasi oo gaaraya ilaa 25 dukaan oo ay soomaalida leedahay in kastoo wax dhaawac ah aan loo gaysan dadkii ka ganacsanayey halkaasi.
"


http://www.shabelle.net/view_contents.php?articleid=548
User avatar
sheldibow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 968
Joined: Thu Aug 09, 2007 1:21 am
Location: We must achieve peace because it's the only way to build this nation

Re: 31 shops owned by somalis robbed in South Africa..

Post by sheldibow »

Why this Adoons in South Africa hate Somalis .... What do Somalis desever to treat like that ! Revenge KILL all Adoons and I mean if they are from south Africa and live in somalia,somaliland, NFD,Ethiopian Gelinka Shanaad and Rep of Djibouti ....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”