BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by Hiiraan boy »

War deg deg ah: Ciidamo Taabacsan Golihii Maxkamadaha Islaamka oo Galabta qabsaday degmada Ceel-Dheer iyo Tuulooyin ay kamid yihiin, Mareeg, Masega-waay oo katirsan gobalka G/gaduud.
Sida ay noo xaqiijiyeen Dadka deegaanka Xoogag hubaysan ayaa galabta gelinki Dambe la wareegay degmooyin dhowr ah oo hoostago gobalka G/gagaduud gobalada Dhexe ee dalka Soomaaliya.

Wararka nagasoo gaaray degmada Ceel-Dheer ee gobalka G/gaduud ayaa sheegayo in Ciidamo taabacsan Golihii Maxkmadaha Islaamka Soomaaliya ay Maanta lawareegeen degmada Ceel-Dheer iyo Tuulooyinka kala ah Masaga-Waay, Bud-Bud , Mareeg iyo Xarar Dheer oo kawada tirsan gobalka G/gaduud.

Ila Wareedyo ay Markacadey.net heshay ayaa sheegayo in Caawa Ciidamo aad uhubaysan oo uu wato Nin lagu magacaabo Shiikh Saciid Axmed Calosoow ay kusuganyihiin deegaanka Misega-waay islamarkaana Ciidamo kale ay gaareen Caawa maqribkii deegaanka Ceel-Dheer.

Wararka ayaa intaas kudarayo in wadahadlo hoose ay usocdaan Xoogaga waxiska caabinta iyo Maamulka degmada Ceel-Dheer oo ku aadan sidii Shacabka ku nool magaalada Ceel-Dheer looga bad-baadin lahaa dagaal dhaxmaro labada dhinac.

Dhulkan ay lawareegeen Kooxaha Mucaaradka u ah Dowlada Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya ayaa ah Dhulka ay degto Beesha wacaysle ilaa iyo hada wax War ah kamasoo bixin Maamulka Gobalka G/gaduud oo aan shaqayn
User avatar
Kramer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
Contact:

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by Kramer »

Is there even TFG in those parts of Somalia? TFG and Ethiopia is conveyned to Mogadishu, Beledweyn, Baido and surroundings --that is where they need to fight.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by Voltage »

Allahu Akbar
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by xoogSADE14 »

Waa in heegan la gashaa ciidamada difaaca waooqyiga Galgaduud.
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by Fale »

Warkaan ma la hubaa ???
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by Voltage »

[quote="xoogSADE14"]Waa in heegan la gashaa ciidamada difaaca waooqyiga Galgaduud.[/quote]

Cidii diinta kasoo hor istaagto waa la jiiri
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by Executive »

What are they doing taking over peaceful places? Its in Xamar they are needed.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by xoogSADE14 »

[quote="Voltage"]Cidii diinta kasoo hor istaagto waa la jiiri[/quote]

Taasi been kumaadan sheegin. Laakiinse cid cida kale diinta ka xigtaa majirto gaalana Soomaaliya ma degana.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by The_Emperior5 »

[quote="Voltage"]Allahu Akbar[/quote]

IMIKA WAXAANII KA DACAAD MAHA
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by Twisted_Logic »

WTF? I was planning to go there in march. If this news is true, those radicals should be chased out and the people power should be restored.
cabdi123
Posts: 207
Joined: Thu Mar 29, 2007 4:49 pm

Re: BREAKING NEWS CEEL-DHEER FALLS TO ICU

Post by cabdi123 »

twisted logic

Gobolada dhexe is free from the itobiyan kufars and dowlad ku sheeg. Dad keda mamulo the shiiqs are muslims somali cid laga ceyrinayo majirto.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”