Ciidaamada Booliiska Kismaayo oo maanta dad u soo qab qabtay Falkii qaraxa ahaa ee shalay ka dhacay magalada Kismaayo.
Mogadishu 30 Jan. 08 (Sh.M.Network)-Ciidamada Maamulka Magaalada Kismaayo ee Gobolka J/hoose ayaa maanta soo qab qabtay rag ay sheegeen in ay ku tuhmayaan kulug lahaashiyaha Bamkii lagu qaarajiyay doraad Shaqaalihii hay'ada MSF Holland.
Howlga ay Ciidamad Boliiska manta ka sameeyeen xaafadaha iyo suuqyada magaalada Kismaayo ayeey ku soo qab qabteen dad garaya 4 qofood oo ay sheegeen in ay ka danebeeyeen babkii lagu qaaraiyay Shaqaalihii hay'aada MSF Holland ee magaalada Kismaayo ka howlgalayay.
Dadkani ay maanta soo qab qabteen Ciidanka booliiska Magaalada Kismaayo waxaa ka mid ahaa Macalin ka howlgalayay iskuul lagu magacaabo Axmed Binu Xambal oo ku yaalay magaalada Kismaayo xabsiga dhexe ee magaalada loo dhaadhiciyay.
Sidoo kale dadka ay maanta soo qab qabteen ciidamada booliiska magaalada Kismaayo waxaa ka mid ahaa saraakiil caafimaad oo ka howlgalyay isbitlaada Kismaayo.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Magaalada Kismaayo Col Ibraahin Qaliif Shanfool oo shabelle ay wax ka weeydiisay howlgalkani ayaa ka gaabsaday in uu wax warbixin ah ka dhiibo isla markaana uu sheego in tirada ay soo qab qabteen manta balse waxaa uu sheegay in ay wax ka weeydiinayaan dhacdadii maalin ka dhacay magaalada Ksimaayo kaasi oo lagu qaarajiyay saraakiil Caafimaad oo u shaqeeynayay Hay'ada MSF Holland oo ay iska sii deeyn doonaan.
Kismayo police catch 4 terrorists responsible for bombing
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Kismayo police catch 4 terrorists responsible for bombing
horta majerteenku iyo merehanku mexey markasta ku haayan terrorist terrorist
aabahina wase. stop acting like mereynka mutherfukkers
aabahina wase. stop acting like mereynka mutherfukkers
-
Somali_4Life
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1996
- Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
- Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!
Re: Kismayo police catch 4 terrorists responsible for bombing
Darod left the deen. They are munafiqeen. Thats why they say: terrorists this,that.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 412 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 752 Views
-
Last post by juelz
-
- 1 Replies
- 927 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 8 Replies
- 1534 Views
-
Last post by gedo_gurl
-
- 13 Replies
- 1183 Views
-
Last post by abduljrus
-
- 3 Replies
- 45 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 10 Replies
- 1382 Views
-
Last post by Munique05
-
- 3 Replies
- 510 Views
-
Last post by Somalian_Boqor