Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
I can that song if there is any Somali karaoke bar i could sing it
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Buunis looks like someone who is dying lool
i am into Ethiopian music in this weekend http://www.youtube.com/watch?v=wxV-n9iS ... re=related
i am into Ethiopian music in this weekend http://www.youtube.com/watch?v=wxV-n9iS ... re=related
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Costa, how about this one??
An miirka waa beelay ..maseerisooy muunta muunteeyee..
Manaara fiinteeda manaan ka soo boodo..
Lol.
An miirka waa beelay ..maseerisooy muunta muunteeyee..
Manaara fiinteeda manaan ka soo boodo..
Lol.
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Waxaasa murti la yiraahdaa
loooooooool
loooooooool
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Can someone tell me where i can find the lyrics to iska daansho
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Come on people!!!
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Daadkii jacaylka - Cumar Dhuule
Daadkii jacalykaa i qaaday dareenkaagiibaa ila fogaadey..
Rebeat........
dookha iyo naftaa ii heshiiyey waxaan daayay baan dib u bilaabay.
dookha iyo naftaa ii heshiiyey ala waxaan daayay baan dib u bilaabay.

Durba nabar xanuuna u darisay adiguna runtii ima dawaynin.
Durba nabar xanuuna u darisay adiguna horteed ima dawaynin.
Ala iska daansho daanshood dhulkaago ruuney idisheyee walal ha igu diganin
Ala iska daansho daanshood dhulkaago ala idisheyee walal ha igu diganin.
Repeat.......
Anoo dumarka iyo sheekadooda iska daayayoo aan ilaaway.

damin saw adigu iima qooolin anoo daalin hawl ilama doonan
damin saw adigu iima qooolin ala anoo daalin hawl ilama doonan

Qalbigayga ima docadocaynin mudo haddalo iiguma duraynin.
Repeat.......
Ala iska daansho daanshood dhulkaago idisheyee walaal ha igu diganin.
Ala iska daansho daanshood dhulkaago ruuney idisheyee walal ha igu diganin.
Repeat.......
Galabtan dhaweyd barashadaada durbaan ka u gaaracay ee i deeqdey.
maxaan dey deygaaga u wareegay doon doonka raaxada ku daalay.
Repeat...........
Doonidaad isaarta degaysee dibnahaagu yay qosol dareemin

Ala iska aamu diir kaaga qaado.
ruuney idisheyee walal ha igu diganin.
Ala iska aamu diir kaaga qaado.
ala idisheyee walal ha igu diganin.
Repeat....

I can sing it for you if you want bara saga till mig
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Costa bro du er en perla tack so meycket so mycket det er min favorite
-
Daanyeer
- SomaliNet Super

- Posts: 15780
- Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
- Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
This SONG STIRS my EMOTION.
.....Doonidaad isaarta degaysee dibnahaagu yay qosol dareemin
Doonidaad isaarta degaysee dibnahaagu yay qosol dareemin
Ala iska aamu diir kaaga qaado.
ruuney idisheyee walal ha igu diganin.
Ala iska aamu diir kaaga qaado.
ala idisheyee walal ha igu diganin.
.....Doonidaad isaarta degaysee dibnahaagu yay qosol dareemin
Doonidaad isaarta degaysee dibnahaagu yay qosol dareemin
Ala iska aamu diir kaaga qaado.
ruuney idisheyee walal ha igu diganin.
Ala iska aamu diir kaaga qaado.
ala idisheyee walal ha igu diganin.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
Murtidee dee??? Hadda waa kuwii odhan jirey, I joog II joog, umaydyaa jidka joogto, something of that sort LOOOL
- Faisah
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2841
- Joined: Sun May 16, 2004 7:00 pm
- Location: Dhuusamareeb Iyo Damasheeda....Xamar Dusheediyoo..Guriceel Daawo Dacalada!
Re: Anoo Dumarka iyo sheekadooda
iska daansho daansho from 2003-2005 every aroos waa laga shidi jiray in my city. now when i hear it i feel sick.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1214 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 7 Replies
- 1031 Views
-
Last post by kambuli
-
- 10 Replies
- 1374 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 28 Replies
- 2083 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 17 Replies
- 1828 Views
-
Last post by Voltage
-
- 15 Replies
- 2267 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 931 Views
-
Last post by Idman702
-
- 16 Replies
- 5050 Views
-
Last post by Cieno_G
-
- 53 Replies
- 5163 Views
-
Last post by KeligiiJabhad