Rer Hirsi Dini to Murax and SDM who're Rer Gedo and aint

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Rer Hirsi Dini to Murax and SDM who're Rer Gedo and aint

Post by CoolPoisons »

Rer Galgudud
Stick to Ur Gedo afairs motherfockers

Annaga oo ah waxgaradka iyo nabadoonadda Beesha Reer Hirsi Ugaas Diini, waxaanu cadeynaynaa in marxuumkii la qisaasay Khaliif Warsame Xiiray inuu taam ahaa caqligiisa iyo maskaxdiisuba asaguna uu cadeystay inuu go'aankaas qaatay isaga oo taam ah.

Waxaan kale oo canbaareynaa qolooyin aan degaanka u dhalan, kuna sugnayn degaanka oo warar aan xaqiiqo aheyn fidiniya oo ayagu iska sameysteen, xaqiiqdana ka fog oo ku aadan qisaastii dorraad laga fuliyay degmada Caabudwaaq. Waxaana qolooyinkaasi ugu digaynaaa inay ka waantoobaan wararka noocaas oo kale oo ah oo aan xaqiiqda aheyn, dadka iyo deegaankaba aan faaido u laheyn.

Waxaan sidoo kale, cadeynaynaa in qisaastaasi ay u dhacday si waafaqsan go'aanka Beesha Reer Xirsi Ugaas Diini iyo Sharciga Islaamkaba. waxaan mar kale cadeynaynaa in beeshaani horay u go'aansatay in la qisaaso qof kasta oo kas wax u dila. waxaan sidoo kale oo aan ka codsanaynaa Beesha Sade inay nala qaataan go'aankaas ilaahay jideeyay ee aan annaguna ku dhaqanay.

Magacyadda Nabadoonadda iyo Waxgaradka Beesha Reer Xirsi Ugaas Diini ee Soo Saaray Bayaankaan.

1- Nabadoono Jaamac-shire Xaashi Dhoore
2- Nabadoon Xasan Xirsi Siyaad (Xasan Xaad)
3- Nabadoon Xuseen Warsame Dalmar
4- Axmed Abshir Biixi
5 Subeer Maareey
6- Cali Ayaanle Cali Maad
7 Hure Maxamed Guuleed
8- C/laahi Dahir Xirsi Siyaad
9- Xuseen Guuleed Gurey
10-Nasar Axmed Cali Warsame
11- Yaasiin Cali Nur Aadan Gurbe
12- Axmed-shire Maxamuud
13- Dhuux Falax Falax
14 Cabdi Maxamed Cabdille
15 C/daahir Shiikh Nuux

Cali Yasin Cali-nur Gurbe
Gedonet.com
Last edited by CoolPoisons on Fri Feb 22, 2008 8:12 am, edited 1 time in total.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Rer Hirsi Dini to Murax and SDM who're Rer Gedo and not

Post by CoolPoisons »

Waxaan kale oo canbaareynaa qolooyin aan degaanka u dhalan, kuna sugnayn degaanka oo warar aan xaqiiqo aheyn fidiniya oo ayagu iska sameysteen, xaqiiqdana ka fog oo ku aadan qisaastii dorraad laga fuliyay degmada Caabudwaaq. Waxaana qolooyinkaasi ugu digaynaaa inay ka waantoobaan wararka noocaas oo kale oo ah oo aan xaqiiqda aheyn, dadka iyo deegaankaba aan faaido u laheyn.

^^this reply to SDMLeeysan and Ali Husein doqon (Murax)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”