Jubooyinka:Hogaamiye Siyaasadeed ka soo jeeda jubooyinka oo Nabad ku baaqay
[2008-03-08 13:16:39] Siyaasi ka soo jeeda gobolada jubooyinka ayaa waxaa uu ugu baaqay dadwaynaha ku nool jubooyinka in ay nabada ka shaqeeyaan si loo gaaro horumar ka balaaran midka haatan jira.
Yaasiin Nuur gaas oo kamid ah siyaasiyiinta gobolada jubooyinka isla markaana hogaamiya golaha siyaasada ee magaalada kismaayo haatan maamula sheegtana in uu yahay guidoomiyaha siyaasada jubooyinka ayaa waxaa uu ugu baaqay dadka ku nool jubooyinka in ay u istaagaan ka shaqaynta nabada iyo in la sii balaariyo xasiloonida ka jirta haatan gobolada jubooyinka taas oo uu ku tilmaamay inaysan kajirin koonfurta soomaaliya,waxaa uu intas raaciyey in ay lagama maar maan tahay nabadu loogana baahan yahay qof kasta oo jubooyinka ku nool in uu dhnkiisa ka bar baariyo nabada hadii kalana uu ka curiyo.
Col.yaasiin Nuur waxaa uu ku booriyey bulshada aan kala maarmin ee ku dhaqanka jubooyinka in ay iska saraan wax kasta oo nabada ka hor imaan kara ayna isla qataan in uu dhmaaday dagaalkii ka dhacay gobolada loona baahan yahay wixii haatan ka dambeeyaa in la iswalaa laysto oo xumaatada laga gudbo,Mr Nur gaas ayaa hadalkaan waxaa uu ka jeediyey munaasabada 8-da marso oo maanta lagu qabtay magaalada kismaayo gaar ahaana xarunta maamulka degmada.
Hogaamiye Siyaasadeed ka soo jeeda jubooyinka oo Nabad ku ba
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1076 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 622 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 417 Views
-
Last post by X-unit
-
- 0 Replies
- 752 Views
-
Last post by crshango
-
- 0 Replies
- 366 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 2 Replies
- 277 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 585 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 0 Replies
- 271 Views
-
Last post by SahanGalbeed