Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by Suldaan_JC »

Cadde Muuse Xirsi wuxuu si kulul ugu hanjabay dhamaad shirkadaha ka hawlgala deegaanada Puntland, waxaanu ku amray inay soo bixiyaan dhaqaalaha la doonayo in dalka lagu difaaco, shirkadii arrinkaasi dhegaha ka gufaysatana waxay noqon doontaa mid albaabada loo xidho.

Lacagaha shirkadan lagu xukumayna wuxuu ku macneeyey inay noqon doonaan mushahaarooyinkii sida joogtada ah loo siin lahaa ciidamada Daraawiishta ee Puntland, kuwaasi oo la doonayo inay dib gacanta ugu soo celiyaan gobolka Sool oo uu haatan ka taagan yahay calanka maamulka Dirta Waqooyi.

Kulanka lagu qabtay madaxtooyada magaalada Boosaaso waxaa lagu marti qaaday dhamaan ganacsata deegaankaa ka hawl gasha, waxaana kulankaasi gudoominayey Madaxweyne Cadde Muuse Xirsi, isla goobtaasina waxaa lagu soo bandhigay qoraal ay ku cad yihiin dhamaan magacyada shirkadaha ka ganacsada deegaanada Puntland iyo shirkad walba xisaabtii lagu qoray inay soo bixiso.

Opec $50,000

Amal Bank $50,000

Tawfiiq $50,000

Barwaaqo $50,000

Makhir coust $50,000

Mowaqif $50,000

Baxaya Spart Parts $50,000

Horseed $50,000

Dahabshiil $100, 000


Golis $100, 000

Qaran Express $100, 000


Marero Sperpar $100, 000


Baxaya Spepar $100, 000


Alfurqaan $100, 000

Total $1,000, 000

Gabagabadii kulankii halkaasi ka dhacay waxaa lagu soo af jaray shirkii Madaxwayane Cadde Muuse, wuxuuna yiri: 'Anigu idiin kumaan yeedhin inaad iska dhega tirtaan amarkan, hase ahaate waxaanu meesha isugu nimi in aanu idinku war gelino todobaad gudihiis inaad ku diyaarisaan lacagtaasi, kii aan u hogaansamina meheradiisu waxay noqon doontaa mid la xidho'...

Haddaba hadalkan uu jeediyey Mudane Cadde Muuse runtii wuxuu soo kordhiyey guux iyo gurxan aad ka fahmaysid dhamaan ganacsatadii meesha isugu timi, waxaase la eegaaya siday arrintani wax uga soo baxaan, cidda diida iyo cidda u hogaansanaataba, maadaama ay meesha marayso wareegto madaxweyne oo haatan ku soo beegantay xilli lagu jiro xaalado colaadeed.
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by Suldaan_JC »

The Idiot thinks Dahabshiil is gonna Pay 100.000$ for Dib uu Xoreeynta Punaniland


Opec $50,000

Amal Bank $50,000

Tawfiiq $50,000

Barwaaqo $50,000

Makhir coust $50,000

Mowaqif $50,000

Baxaya Spart Parts $50,000

Horseed $50,000

Dahabshiil $100, 000


Golis $100, 000

Qaran Express $100, 000


Marero Sperpar $100, 000


Baxaya Spepar $100, 000


Alfurqaan $100, 000

Total $1,000, 000
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by galia »

Viva Tuute Muse, keep up the excellent work.
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by Suldaan_JC »

The Hawiye Money tranfer Company has to pay 100k as well galia.....
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by galia »

[quote="Suldaan_JC"]The Hawiye Money tranfer Company has to pay 100k as well galia.....[/quote]

Who gives a fcuk, i hope that they come to Galmudug, where we would ensure fair treatment has respect.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by Executive »

Cade Muse wants a pay rise
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by Cali_Gaab »

This man is the Puff daddy of Somalia, give props where it is due.
Koleey ba heesta Jim jones ayuu soo maqlay.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by AbdiWahab252 »

Tuute Muse, the Civilized Warlord.
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by Somaliweyn »

''Who gives a fcuk, i hope that they come to Galmudug, where we would ensure fair treatment has respect.''

Intelligent answer.

If Hawiye businesses are treated badly in other non-Hawiye regions, then the only thing that is left open for them is to come back to hawiye regions and invest their capital in those regions. The first Hawiye regions that will benefit are those with some level of administration and stability, places like Ceeldheer, Adale, Hobyo, Guriceel, Bulo burte etc etc.

Indeed, such moves by the Northeastern warlord should be applauded as it will force lucrative businesses out of those regions.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by The_Emperior5 »

tuute muse uu tagaan horta walgiin ma aragteen i have seen him only isagu fadhiyaa
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Tuute Muse oo Waashay, Every Company in Puntland......

Post by Cali_Gaab »

Maxaad ka rabtaa isaga oo taagan?
Koleey ba dhinac dhinac ayuu uu dhacaa.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”