wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
http://www.kataaib.net/dardaarankii%20Shahiidka.htm
subxaana allah wiil kale dhalinyaro ah ayaa isku qarxiyey baydhabo meel ciidanka ethiopianka deggan yihiin,
waxaa la yaabey al shabaab,bal maxey dhalinyarada masaakiinta u qarxinaayan muu XAASHI CEEYROOW muu is qarxiyo,halka ay wiilkaan waliba QURBAHA KA TAGEY EE aan af soomali aqoon ee ku hadla englishka dhahayaan is qarxi.
waa wax laga xumaado walaahi.laakiin wiilkaas dhalinyara janadii allaha siiyo. waa wax laga naxo.

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
They should forcibly strap you with a belt and make you a unwilling suicide bomber.
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
sax siidaas aya dalkaga looguu jiihaada
wa xurun ciinun ka aamnafiin lullu atin maknuun jannada ayuu ka hello doona nolashiida
akhirigia aah
wa xurun ciinun ka aamnafiin lullu atin maknuun jannada ayuu ka hello doona nolashiida
akhirigia aah
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
dotoore, adiga xabashida in la dilo maa kasoo horjeedaa?
- Transformer
- SomaliNetizen

- Posts: 704
- Joined: Sat Feb 17, 2007 1:11 am
- Location: Lost in Mars since 1969...
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
Wahaabi practice...Another brainwashed victim hits the dust!
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
[quote="_V_"]dotoore, adiga xabashida in la dilo maa kasoo horjeedaa?[/quote]
xabashida anaga siyaasad baa naga dhaxayda laakin adigu hadaad gurigaaga ka saaraeysii
wa ariin fiicaan ma fahantay anigu xaabashiga la so saffan mayoo badna is gallin mayoo
xabashi is fighting ur ppl any way adeer wax ba kugu daaliin mayoo anigu waxan ka jeclahay inad jabartiga la socda xabashiga inad buufiisaan uu aad qarxiisan uu la wayoo bid milahi karim,
xabashida anaga siyaasad baa naga dhaxayda laakin adigu hadaad gurigaaga ka saaraeysii
wa ariin fiicaan ma fahantay anigu xaabashiga la so saffan mayoo badna is gallin mayoo
xabashi is fighting ur ppl any way adeer wax ba kugu daaliin mayoo anigu waxan ka jeclahay inad jabartiga la socda xabashiga inad buufiisaan uu aad qarxiisan uu la wayoo bid milahi karim,
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
[quote="_V_"]dotoore, adiga xabashida in la dilo maa kasoo horjeedaa?[/quote]
maya walaahi xabashida in la xasuuqo la dilo aad ayaan ugu faraxsanahay.laakiin axmaaaro injir ku jirto uraya uma qalmo in WIIL soomali UU bom isku xiro sidaas u dhinto.
waxaa fiicnaan laheeyd wiilkas inuu isagoo dagaal ku jiro xijaabto, not ALQAIDA STYLE in BOMB LAGU XIRO MASAAKIIN is qarxi la yiraaahdo..
waxaan ka naxey wiilkaas dhalinyarada in noloshiida ku waayo 4 axmaaro injireey oo la soo qafaaaley DARTOOD U DHINTO.
DHINACA KALE AL SHABAAB halgankii somaliya lagu xureeyn lahaa waa dhabar jabiyeen. waxay meesha ku soo dareen CARABKA GARKA WEEYNLEH ee usama ben laden,. bal carabkaas ciyaalo suuqa ah maxaa soomali masaakiin ah naga galey.
maya walaahi xabashida in la xasuuqo la dilo aad ayaan ugu faraxsanahay.laakiin axmaaaro injir ku jirto uraya uma qalmo in WIIL soomali UU bom isku xiro sidaas u dhinto.
waxaa fiicnaan laheeyd wiilkas inuu isagoo dagaal ku jiro xijaabto, not ALQAIDA STYLE in BOMB LAGU XIRO MASAAKIIN is qarxi la yiraaahdo..
waxaan ka naxey wiilkaas dhalinyarada in noloshiida ku waayo 4 axmaaro injireey oo la soo qafaaaley DARTOOD U DHINTO.
DHINACA KALE AL SHABAAB halgankii somaliya lagu xureeyn lahaa waa dhabar jabiyeen. waxay meesha ku soo dareen CARABKA GARKA WEEYNLEH ee usama ben laden,. bal carabkaas ciyaalo suuqa ah maxaa soomali masaakiin ah naga galey.
- Transformer
- SomaliNetizen

- Posts: 704
- Joined: Sat Feb 17, 2007 1:11 am
- Location: Lost in Mars since 1969...
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
[quote="Xaaji_Xundjuf"]sax siidaas aya dalkaga looguu jiihaada
wa xurun ciinun ka aamnafiin lullu atin maknuun jannada ayuu ka hello doona nolashiida
akhirigia aah[/quote]
If you agree with blowing oneself up why don't you take your sorry arse to Somalia and do it than...As always prey on Maskiinta you Wahaabi c`unt!

Last edited by Transformer on Wed Mar 19, 2008 6:51 pm, edited 1 time in total.
- Faisah
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2841
- Joined: Sun May 16, 2004 7:00 pm
- Location: Dhuusamareeb Iyo Damasheeda....Xamar Dusheediyoo..Guriceel Daawo Dacalada!
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
lol@buufisaan. biifbaafti aawe kaneecada hala buufiyee.
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
I feel sorry for that kid.....he looks like someone I know.
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
transformer i hate the wahaabis hate is a big word i disagree correction but the jihaad is a must nabbgiu wuxi yidhi ninka reerkisa iyo maatadiisa gabdhiisa lugu horrr dilla wa dayuus
uu fii naarii jahanamma laakin ninka 100 km ka hor isagoo dumarka iyo caruurtisa jihaad uu cadowga iska siifeeye waa shahiid fii jannatal farduus ilahay ba jecell
fight in the cous of allah
yuu qatiluna fii sabiliahi bi an walahum bi an fuzahum cadhurn caradja
uu fii naarii jahanamma laakin ninka 100 km ka hor isagoo dumarka iyo caruurtisa jihaad uu cadowga iska siifeeye waa shahiid fii jannatal farduus ilahay ba jecell
fight in the cous of allah
yuu qatiluna fii sabiliahi bi an walahum bi an fuzahum cadhurn caradja
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
Somalia will become suicide heaven.It will only get worse,all the ingredients are in place.Waddads preaching jihad,poor humiliated people,and no future and a christian occupying force.Thats all you need for suicide bombing to become the natational past time.
Robert Fisk: The cult of the suicide bomber;http://www.independent.co.uk/news/fisk/ ... 795649.htm
Robert Fisk: The cult of the suicide bomber;http://www.independent.co.uk/news/fisk/ ... 795649.htm
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
looma baahna suicide bombers somalia sababtu waa. first askarta ethiopianka waa askar la soo qafaaley,haddii ay dhintaan iyo haddii ay nool yihiin cid ka naxeysa ma jirto. sida mareykanka iyo gaalada cad cad askariga ethiopianka hadduu dhinto shacab qaylinaya oo dhahaya ciidankeena ha la soo celiyo ma jirto..
marka maxaa wiil soomali dhalinyaro ah BOMB isku xirayaa ee uu axmaar miskiin LA SOO QAFAALEY ISKU DHEX QARXINAYAA.
WALAAHI WAA WAX LAGA XUMAADO.
AL SHABAAB WAA NIMAN WAREERSAN XAQIIQDII. halgankii ethiopianka in looga saaro somaliya ayey ku ciyaareen, sheekadii waxay u badaleen usama ben laden iyo carab kale wareersan.
xitaa AL SHABAAB ma ogola in loo dagaalamo xureynta SOMALIA.
WAA AY KA SOO HORJEEDAAN XITAA WAX LA YIRAAHDO SOMALIYA INAYBA JIRTO.
waxay yiraahdeen qofkii DHUL u dagaalama waa gaal.
waxay yiraadeen waxaan u dagaalameynaa KALIMATU ALLAH CILYAAL ,kalmada ilaaheey kor inaan ka yeelno,taas micnaheedu waa xitaa ETHIOPIANKA hadii ay baxaan waa sii wadeynaa dagaalka iyo is qarxiska sida ALGERIA

- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
Wa geesi Habar Gidir oops I meant geesi Somaliyeed......AUN.
- Faisah
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2841
- Joined: Sun May 16, 2004 7:00 pm
- Location: Dhuusamareeb Iyo Damasheeda....Xamar Dusheediyoo..Guriceel Daawo Dacalada!
Re: wiiil soomali isku qarxiyey baydhabo!!
loool@Ismahan. afkaaga canbuulo lagu qabay!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 883 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 2 Replies
- 7 Views
-
Last post by Meheri Man
-
- 2 Replies
- 766 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 21 Replies
- 1484 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 3 Replies
- 1358 Views
-
Last post by Typhoon
-
- 6 Replies
- 591 Views
-
Last post by smooth
-
- 4 Replies
- 560 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 16 Replies
- 3062 Views
-
Last post by zidane88
-
- 0 Replies
- 787 Views
-
Last post by AbduQadir
-
- 2 Replies
- 541 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu