The 1969 Coup in Somalia?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
ciiseguure
Posts: 227
Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
Location: Beled Weyne

Re: The 1969 Coup in Somalia?

Post by ciiseguure »

1969 coup.

Honn. Adan Cade waxow u magacabey Ra'isal wasare C/rashid sharmarke (majreten)

Majerten waxey ka wayen inuu siyaasadoda ku shaqeyo waxey ka hor keeneen Adan Cade oo gabar majeten qabey.

Jagadii waa laga qadey C/rashid waxa lagu badalay C/risaq Xaji Xusen Majerten kale.

C/risaq waxa ku qufulneyd majretnka, waxow Booliska u dhibey nin Majerten ah, wasirka gudaha majerten, safaaradaha majreten, duqa xamar majerten, etc.

War adigu siduu C/ahi hada u dhaqmaa ayuu u dhaqmey waagaas, meel walbo ayagaa xukumey, ciidamada, arimaha bulshada, dowlada, gudaha, dibada, etc.

Waxaa kaliyah oo jago loo ogalaa ninkii eey naag Majerten dhashey iyo kii Nag Majerten qabey.

Marka Abdirashid iyo Cigal isku xulufo ayey noqden iyo Soomalidii kale oo dhan waana ka taqalusen Adan Cade/ C/risaq X Xusen iyo Majertenkoodiiba.

Marku Abdirashid Madaxweyne noqdey ayey Majreten u sheegen inuu howshii meesheedii kasii wado waase ka diidyey oo u shegay in Somali uu ka dhaxeyo xukunka oo eysan qolo gooni u laheyn, sababtaasaana keentey in nin Nabadoon ahaa oo matalayey beesha Madaxweyneha oo ku fikir ahaa loogu diley dhulka Majretnka oo aano qabiil ku bilaawdey, geeridiisna sababtey.

Afganbigii waxa ka danbeyey oo kuli la ogyahay Salad Gabayre oo markaa u gartey in Siyad Barre oo u weeynaa saraakiishii markaas inqilabka wadey uu hoganka u qabto asagoo is lahaa odeygaan xaba ma ogoo waa ka farasameynee hadhoow, saa Siyad oo ahaa odey caruur badan oo xaasas badan oo markaas la rafanaayey biilka reerahiisa.

Salad Gabayre marki la tooganayey asaga iyo saraakiishii kale waxaa uu siyaad weeydiiyey Salad Gabeyre sidee idin yeelaa mar hadaad kasoo hor jeesateen sharcigaan wada dagsaney inteenii afganbiga wadey, markaas Salaad waxow Siyad ugu jawabey sharci waa sharci.
Waana la diley.

Ceydiid iyo C/aahi Yusuf waxeey aheeyeen ciyaal Xaafad, rag ka culus ayaa howsha watey ayagana waa la adeegsanaayey.
User avatar
RIIGHAYE
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1356
Joined: Wed Jan 12, 2005 8:25 am
Location: When I recognize the special significance it has for African Americans and the special pride" McCain

Re: The 1969 Coup in Somalia?

Post by RIIGHAYE »

ciiseguure, dooroshaa dhici jirtey, kana dhici jirtey Baarlamaanka Somaliyeed. Marka ninyahoo beenta iska daa, yuusan naceyb ku dillin.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”