W/arrimaha Dibadda ee Kenya
Waxaa halkaas khutbada xiisa leh ka jeediyry W/arrimaha Dibadda ee Kenya Hon. Moses Wetangula oo ugu horeyn Ammaanay barnaamijka dowladda KMG iyo nabadeynta uu horkacayo PM Nuur Cadde, kadibna waxaa uu sheegay in Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan Xad dheer iyo Dano walaaltinimo iyo mid dhaqaale wuxuuna sheegay in dowladdiisu ku tala jirto soo dadajin dhismo Waddo isku xirta Gaarisa iyo Kismaayo si markaas Xamar iyo Nairobi uu ganacsigooda isugu xirmo.[/size] Wasiirka arrimah dibadda ee Kenya wuxuu intaa ku daray in dowladda KMG ah laga sugayo sida dastuurka ku qoran, doorasho dhacda 2009 iyo waliba tirakoob doorasha ka horeysa.
Whats your opinion on the matter..
Here is the full article with pics.. http://www.hiiraan.com/news2/2008/mar/s ... urmay.aspx
Shir looga hadlayo Dhaqaalaha Soomaaliya oo Nairobi ka furma
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Shir looga hadlayo Dhaqaalaha Soomaaliya oo Nairobi ka furma
Last edited by Alchemist on Mon Mar 31, 2008 1:51 am, edited 1 time in total.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Shir looga hadlayo Dhaqaalaha Soomaaliya oo Nairobi ka furma
I'm sick of all these shir's
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: Shir looga hadlayo Dhaqaalaha Soomaaliya oo Nairobi ka furma
dhaqaalo maxa aah ma dalkii la ibiye eeh somalia la odhan jiiray
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 351 Views
-
Last post by quark
-
- 7 Replies
- 1745 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 361 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 10 Replies
- 892 Views
-
Last post by xidig007
-
- 0 Replies
- 301 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 349 Views
-
Last post by Individual
-
- 1 Replies
- 351 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 22 Replies
- 2090 Views
-
Last post by Oba
-
- 25 Replies
- 2194 Views
-
Last post by Mad May
-
- 4 Replies
- 351 Views
-
Last post by smooth