Wasiirkda Dib U Dhiska Iyo Horumarinta Gobollada Mudane Cabdirizak Jiijiile :Howlaha Dib U Heshiisiinta Anigaa Dowladdu Ii Xilsaartay, Cid Kale Oo Loo Dirsadayna Ma Jiraan
Apr 15,2008
by Nairobi-GEDO-NN
Wasiirka dib u heshiisiinta iyo horumarinta goboladda Mudane Cabdirisaq Ashkir Cabdi Jiijiile oo wareysigii uu dhinacyo badan taabtay ayaa markii hore ugu hore sheegay in subaxa khamiista ah uu u duulayo magaaladda Muqdisho, taasoo uu sheegay in uu u taggayo arimaha maamul u samaynta gobolka Banaadir, kadibna waxaa uu sheegay inuu u gudbayo magaaladda kismaayo oo uu kaga qayb qaadanayo arimaha dib u heshiisinta goboladda ee uu dowladda ugu qaybsan yahay.
Wasiirka ayaa sheegay inuu safaro doora ku kala bixiyay wadamadda England, imaaraadka carabta iyo haatan oo uu nairobi kusugan yahay inuu qabanayay shirar kala duwan oo uu la yeelanayay odayaal iyo waxgarad kasoo kala jeeda
beelaha SADE iyo kablalax oo ay qusayso arrimaha goboladda jubooyinka.
Mar aan waydiiyay wasiirka sidda uu u arko tagitaanka xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiraale) ee magaalada Kismaayo tagay iyo howlaha uu halkaasi ka waddo ayaa sheegay in Barre Hiiraale yahay xildhibaan ka tirsan xildhibaanadda beesha Sade, aysanna jirin howlo uu ugu maqan yahay dowladda oo uu halkaas ka qabanayo oo ay dowladdu u xilsaaratay, isla markaana go aanka tagitaanka kismaayo uu yahay mid kaligiis ku ah.
Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay "Howlaha dib u heshiisinta goboladda annagaa u qaabilsan dowladda, Barrena Hiiraalana waa jirtaa xilliyo uu ka talin jiray magaalada Kismaayo, hadana xilliyadaasi waa laga soo gudbay, hadana wadanka Soomaliya waxaay u baahan yahay dib u heshiisiin hogaamiyayaashii dagaaladda ee beelaha Soomaliyeed dowladda oo ay qaar ku jiraan xildhibaanada, qaarna waa ka gaabsaddeen howlaha siyaasadda Barre Hiiraalena waa inuusan ku dheeran amase ku dhaqaaqin arrimo aysan dowladdu la socon ayuu yiri wasiirka arrimaha dib u hesshiisiinta iyo horumarinta gobollada dalka Soomaliya, mudane Cabdirzak Ashkir Jiijiile.
Sidoo kale, mar aan su'aalay arrimaha maamulka gobolka Gedo ayaa wasiirku waxaa uu sheegay in meel fiican ay marayso howlahaas, isla markaana waxaa uu cadeeyay in buundadii degmada Baardheere howlihii dayactirka ay hadda u hayaan qarashkeeda bixisayna dowladda Talyaaniga sidda ugu dhaqsiyo badanna howlahaas dayactirka loo bilaabayo
Ugu dambayntii wasiirka ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee ka jirra dalka gaar ahaan goboladda Gedo, Galgaduud iyo jubooyinka taasoo uu cadeeyay in uu kala hadlay hayadaha bixiya gargaarka. Iku soo wada duuboo Mudane Cabdirisaq Jiijiile ayaa u muuqda in howlaha uu waddo ay miro dhal noqonkaraan waase haddii qaybaha kala duwan ee beesha SADE ay ku qanacdo awaamiirta iyo go aanka wajahaada arrimaha qasku ka taagan yahay ee gobolada jubooyinka.
cali yaasiin gurbe
xaafiiska gedonet,kampala
bariga iyo bartamaha afrika
ugaandha
http://www.gedonet.com/index.php?news=2852
Abdirazik Jiljile: Hirale Ahmed Warsame no busines in Kismay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
S-D-M
- SomaliNet Super

- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Abdirazik Jiljile: Hirale Ahmed Warsame no busines in Kismay
[quote="CoolPoisons"]Wasiirkda Dib U Dhiska Iyo Horumarinta Gobollada Mudane Cabdirizak Jiijiile :Howlaha Dib U Heshiisiinta Anigaa Dowladdu Ii Xilsaartay, Cid Kale Oo Loo Dirsadayna Ma Jiraan
Apr 15,2008
by Nairobi-GEDO-NN
Wasiirka dib u heshiisiinta iyo horumarinta goboladda Mudane Cabdirisaq Ashkir Cabdi Jiijiile oo wareysigii uu dhinacyo badan taabtay ayaa markii hore ugu hore sheegay in subaxa khamiista ah uu u duulayo magaaladda Muqdisho, taasoo uu sheegay in uu u taggayo arimaha maamul u samaynta gobolka Banaadir, kadibna waxaa uu sheegay inuu u gudbayo magaaladda kismaayo oo uu kaga qayb qaadanayo arimaha dib u heshiisinta goboladda ee uu dowladda ugu qaybsan yahay.
Wasiirka ayaa sheegay inuu safaro doora ku kala bixiyay wadamadda England, imaaraadka carabta iyo haatan oo uu nairobi kusugan yahay inuu qabanayay shirar kala duwan oo uu la yeelanayay odayaal iyo waxgarad kasoo kala jeeda
beelaha SADE iyo kablalax oo ay qusayso arrimaha goboladda jubooyinka.
Mar aan waydiiyay wasiirka sidda uu u arko tagitaanka xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiraale) ee magaalada Kismaayo tagay iyo howlaha uu halkaasi ka waddo ayaa sheegay in Barre Hiiraale yahay xildhibaan ka tirsan xildhibaanadda beesha Sade, aysanna jirin howlo uu ugu maqan yahay dowladda oo uu halkaas ka qabanayo oo ay dowladdu u xilsaaratay, isla markaana go aanka tagitaanka kismaayo uu yahay mid kaligiis ku ah.
Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay "Howlaha dib u heshiisinta goboladda annagaa u qaabilsan dowladda, Barrena Hiiraalana waa jirtaa xilliyo uu ka talin jiray magaalada Kismaayo, hadana xilliyadaasi waa laga soo gudbay, hadana wadanka Soomaliya waxaay u baahan yahay dib u heshiisiin hogaamiyayaashii dagaaladda ee beelaha Soomaliyeed dowladda oo ay qaar ku jiraan xildhibaanada, qaarna waa ka gaabsaddeen howlaha siyaasadda Barre Hiiraalena waa inuusan ku dheeran amase ku dhaqaaqin arrimo aysan dowladdu la socon ayuu yiri wasiirka arrimaha dib u hesshiisiinta iyo horumarinta gobollada dalka Soomaliya, mudane Cabdirzak Ashkir Jiijiile.
Sidoo kale, mar aan su'aalay arrimaha maamulka gobolka Gedo ayaa wasiirku waxaa uu sheegay in meel fiican ay marayso howlahaas, isla markaana waxaa uu cadeeyay in buundadii degmada Baardheere howlihii dayactirka ay hadda u hayaan qarashkeeda bixisayna dowladda Talyaaniga sidda ugu dhaqsiyo badanna howlahaas dayactirka loo bilaabayo
Ugu dambayntii wasiirka ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee ka jirra dalka gaar ahaan goboladda Gedo, Galgaduud iyo jubooyinka taasoo uu cadeeyay in uu kala hadlay hayadaha bixiya gargaarka. Iku soo wada duuboo Mudane Cabdirisaq Jiijiile ayaa u muuqda in howlaha uu waddo ay miro dhal noqonkaraan waase haddii qaybaha kala duwan ee beesha SADE ay ku qanacdo awaamiirta iyo go aanka wajahaada arrimaha qasku ka taagan yahay ee gobolada jubooyinka.
cali yaasiin gurbe
xaafiiska gedonet,kampala
bariga iyo bartamaha afrika
ugaandha
http://www.gedonet.com/index.php?news=2852[/quote]
If that is real than afka dhabayaco buu kuhatlayaa waan lakawaani. Barre, Warsame, Matan, Kanti, Koronto, Kalil waa halyeyaal Marexaan. While Jijiile was eating Ice cream in London these men where taking bullet for their family. Did you know Jijiile's mother is dhabayaco.
I have a long story about this dude

^^lolS-D-M wrote:

SDM,
These little prositutes like this guy, Xassan Dheer and others have no influence or power and this guy cannot even step foot in the city. IBarre, Ahmed Warsame and Kaanti wee gulaysan doonaan and Jubbaland will be announced very soon Inshallah. Waa uun buufis waxaan.

Xassan Dheer
Oo muxu sameeyey ninkaan?
Oo muxu sameeyey ninkaan?
Re: Abdirazik Jiljile: Hirale Ahmed Warsame no busines in Kismay
Sadeboi,
I've heard from several sources He's been bought out by You know who and I've read some silly statements attributed to him, and alxamdurilah He's just a powerless afhayeen who cannot do anything to harm Mareexaan interest.

Murax aflgaado iyo war aan sal iyo raad laheyn iska ilaali...
Sheeko baan ku heeya..gabar ba jirtey oo reer-cabudwaaq aheyd...waxey aheyd gabar ku badhiso buraanburka iyo waxyaalaha fanka...yacni aftahan bey aheyd.waana waqtigi gabdha lala bixi jirey..inanti hade nin ba la baxay oo dadka dhan wey yaabsanaayeen waxey aheyd gabar kibir badan sidi ninkaan uu la baxay ba lagayaabsanaa...koleybo bilow ka bacdi ba ninka so furay ama wey kaso taktey..maalin maalmaha ka mid ah ayaa ciyaar la tumtey..inanta aya so boodhey oo is faanisay..."qiimo baan leyahayo oo ninka guri ii geysanyo waa in uu intaas oo geel leeyahay" iyo wax la ceynkaas ah ayee tiri...markaas ba nin asagane uu tiriyey oo wuxu ku yiri (anno warka soo koobayo) "faankada iyo waxaas waxey wax ahaan laheyd marki aad gabar nimadaada qabtey hada maxaad tahay!""
Marka jawga s.net yee ka waalin...waxa ka socdo dhulka iyo waxa meelahaan lagu so qorro isku mid ma aho.
Sheeko baan ku heeya..gabar ba jirtey oo reer-cabudwaaq aheyd...waxey aheyd gabar ku badhiso buraanburka iyo waxyaalaha fanka...yacni aftahan bey aheyd.waana waqtigi gabdha lala bixi jirey..inanti hade nin ba la baxay oo dadka dhan wey yaabsanaayeen waxey aheyd gabar kibir badan sidi ninkaan uu la baxay ba lagayaabsanaa...koleybo bilow ka bacdi ba ninka so furay ama wey kaso taktey..maalin maalmaha ka mid ah ayaa ciyaar la tumtey..inanta aya so boodhey oo is faanisay..."qiimo baan leyahayo oo ninka guri ii geysanyo waa in uu intaas oo geel leeyahay" iyo wax la ceynkaas ah ayee tiri...markaas ba nin asagane uu tiriyey oo wuxu ku yiri (anno warka soo koobayo) "faankada iyo waxaas waxey wax ahaan laheyd marki aad gabar nimadaada qabtey hada maxaad tahay!""
Marka jawga s.net yee ka waalin...waxa ka socdo dhulka iyo waxa meelahaan lagu so qorro isku mid ma aho.
-
S-D-M
- SomaliNet Super

- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Abdirazik Jiljile: Hirale Ahmed Warsame no busines in Kismay
[quote="sadeboi"]Murax aflgaado iyo war aan sal iyo raad laheyn iska ilaali...
Sheeko baan ku heeya..gabar ba jirtey oo reer-cabudwaaq aheyd...waxey aheyd gabar ku badhiso buraanburka iyo waxyaalaha fanka...yacni aftahan bey aheyd.waana waqtigi gabdha lala bixi jirey..inanti hade nin ba la baxay oo dadka dhan wey yaabsanaayeen waxey aheyd gabar kibir badan sidi ninkaan uu la baxay ba lagayaabsanaa...koleybo bilow ka bacdi ba ninka so furay ama wey kaso taktey..maalin maalmaha ka mid ah ayaa ciyaar la tumtey..inanta aya so boodhey oo is faanisay..."qiimo baan leyahayo oo ninka guri ii geysanyo waa in uu intaas oo geel leeyahay" iyo wax la ceynkaas ah ayee tiri...markaas ba nin asagane uu tiriyey oo wuxu ku yiri (anno warka soo koobayo) "faankada iyo waxaas waxey wax ahaan laheyd marki aad gabar nimadaada qabtey hada maxaad tahay!""
Marka jawga s.net yee ka waalin...waxa ka socdo dhulka iyo waxa meelahaan lagu so qorro isku mid ma aho.[/quote]
Sadeboi,
Excellent mah-maah. I couldn't agree more don't believe what you read from the net. The reality is on the ground. That is somalia

The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Abdirazik Jiljile: Hirale Ahmed Warsame no busines in Kismay
i think this should be posted in kismayo section not Gedo 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 28 Replies
- 1856 Views
-
Last post by Advo
-
- 3 Replies
- 588 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 3 Replies
- 684 Views
-
Last post by A.A.GULLEID
-
- 2 Replies
- 691 Views
-
Last post by 500ml
-
- 138 Replies
- 1228 Views
-
Last post by Keyblade
-
- 4 Replies
- 1056 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 229 Replies
- 24144 Views
-
Last post by AgentOfChaos
-
- 9 Replies
- 1023 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 3 Replies
- 778 Views
-
Last post by Advo
-
- 7 Replies
- 915 Views
-
Last post by Shilling