Helwaa,HELWAA wrote:Miss nalia is smart girl walle.....gabdhoho inay xuduudkooga soo dhafaan mahaa...sheekado inay ahato waye fikradaada dhiibo oo hadalka halkaa ku joojiy...sida wax ka sharaf badan ma jirto....
Adeer Hadii ay sharaftu sidaas ku jirto sida aad hadalku u hdigtay weeyaane, how is she smart girl? Bal adiguba jawaab naga sii?