http://www.gedonet.com/index.php?news=2979Maxkamadu waxay ku dhawaaqday buuq kadib in mag muqalado ah laga qaato ninka wax dilay, arrintaas oo ay ka biyo diideen jifadii uu ka dhashay marxuunka la dilay daqiiqado ka dibna ciidamo hubaysan oo ay horkacayaan marxuunka dhintay walaalihii iyo aabahii dhalay ayaa xabsiga kala baxay marxuum Mahad Ganay, waxayna isla markiiba la aadeen goobtay ku dili lahaayeen, iyagoo halkaas ku dilay marxuun Mahad Aadan Ashkir.
So two reer-gadiid men fought and fired at each other, one of the bullets accidentally hit this reer-ahmed man he died, the reer-gadiid man whose bullet hit him was arrested and religious scholars said it was accident and that 'mag' should be taken by the reer-ahmed clan. Reer-ahmed got some men when to the jail and killed the reer-gadiid man.
This reminds of a similar case that happened in Bardeere, a reer-ugaas sharmarka was accidentally killed by a reer-rooble man, while shir lo fadhiyey about dilka reer-ugaas sharmarke intey ninka helleen bey dillen oo musqul horteda ku tuureen meydka. Well, lets just say a week later 3 reer-ugaas sharmarke died in Muqdisho at the hands of nin reer-rooble.
Marka reer-ahmed Gedo ha ku ekaadeen ninba meel bu ku adagyahay.

