Naagaha Buurbuuran(Fat Women)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Naagaha Buurbuuran(Fat Women)

Post by xidigow »

HELWAA wrote:
hyperactive wrote:
xidigow wrote:
looooooooooooooooooooooooooooooooool

Inaalilaah xabad baad ku ridey walle :lol: :lol: :lol:

bisinka ilayen ninko gaabniy iyo baruur buu isku darsdey...la xawla :lol:
Hilwaa,
Kkkkk :o
Adeer gaabi aa? I am 6:1 aniga iyo gaabi dhaaf. Markaan 120kg ahaana cayilkeygu ma muuqan, hadan iska dhaaf, oo dad badan ayaa i yiraahda weynankaad ku qurxooneyd ee miisaankii qaar soo celi.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Naagaha Buurbuuran(Fat Women)

Post by HELWAA »

Last time waxaad tidhi 5.1....talow ma xalay baad dheeratey...Waxba mahaa gaabindo..Bal xabad kaa dheer guurso si ay caruurto bal oo dheeradaan :lol:
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Naagaha Buurbuuran(Fat Women)

Post by eyes-only »

[quote="Odayga_Laylo"]Faisah acuudu bilaahi xaasid sanidaah Amxaaro maxaa kuugalay. Mac sonkor kulahaa. The girl lived on popcorn and diet coke for 6 months and she could't loose a pound. Ma baday iskutuurtaah.[/quote]


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ popcorn and diet coke


That is exactly where she's going wrong. First of all, popcorn is pure carbs and fat, if you seriously wanna lose weight you have to cut all that out of your diet and especially things like popcorn, sugar and potatoes. Secondly, she needs to stop having the fizzy drinks, that shit ruins your teeth and yes it doesn't matter whether they call it diet or zero...it still turns into sugar once it enters your body...tell her to stick to mineral water and substitute apples for the popcorn.

Plus she needs to keep active and stop starving herself because that will just lower her metabolism and the weight will just pile back on as soon as she starts eating normally again.

popcorn and diet coke aaaa? subxaana'Allah :o
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Naagaha Buurbuuran(Fat Women)

Post by xidigow »

HELWAA wrote:Last time waxaad tidhi 5.1....talow ma xalay baad dheeratey...Waxba mahaa gaabindo..Bal xabad kaa dheer guurso si ay caruurto bal oo dheeradaan :lol:
Haa dee Huuno, Intaad baryahan maqneyd baan dheeraaaday. Waanba ka sii dheeraan lahaaye, mid yaroo cirka laga soo tuuray oo Sidi NAYLAHA u hadashaa halkan ilaa xalay nagui haysatay oo na gaabin rabtaba.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”