AbdiWahab252 wrote:Xidigow,
I am a lucky guy. Plus this ain't Somalia.


Helwaa,
Huuno miyaadana ogeyn, wax kaliyah ee xalaasha ah ee Ilaahey ka caroodaa iney tahay Furniinka? Culumada qaarkood waxey sheegaan, in meesha furiinku ka dhacayo Lacnadi ku soo dagto. Adna waxaad gurbaanka u tumeysaa Party for FURIIN...Yaa ukhtii khaaf rabak