Dowlada Mareykanka ayaa kaalmadii ugu horeysay ee dhinaca milatariga ah waxaa ay usoo direysaa dowlada federalka Soomaaliya,taas oo la filayo in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku soo gaarto magaalad Muqdisho.

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay shabakada wararka carmooyin.com ayaa sheegaya in dekeda magaalada Baltimore ee dalka Mareykanka haatan uu yaalo markab weyn oo lagu rarayo ilaa iyo 150 gaadiidka gaashaaman ah oo Mareykanku ugu deeqay Soomaaliya.
Wararka aanu helnay ayaa shegaya in deeqdani ay ka kooban tahay gawaarida ciidamada Xambaara ee loo yaqaano Hammer-ka oo Mareykanku u adegsada dagaalkii loogu magac daray Desert Storm ee dalka Ciraaq.
Gaadiidkan ayaa waxaa adeegsan doona ciidamada qaranka Soomaaliyeed ee tababrkii ugu horeeyay ku soo qaatay dalka Itoobiya.
Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo.
Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
Email Story Printable View