Wareegto maanta ka soo baxday xafiiska Golaha siyaasadda ee beesha Sade ayaa lagu shaaciyey in shaqadii looga fariisiyey xubnaha Golaha dhaqanka ee beeshaasi kadib markii lagu eedeyey in ay xilkooda gudan waayeen, kana danbeeyaan ammaan darada Kismaayo ka jirta, xubnaha shaqada laga joojiyey kuma jiro hoggaanka Golaha dhaqanka, ahna Suldaanka beesha Sade Maxamed Bashiir Madoobe Yarow.
Tani waxay markale bidhaamisay khilaaf xooggan oo soo kala dhexgalay Golaha siyaasadda iyo midka dhaqanka ee beesha Sade oo hayo maamulka magaalada Kismaayo. Hadaba si aan faahfaahin badan uga helno wareegtada Golaha siyaasadda iyo khilaafkan soo shaac baxay ayaa wariyaha Gedoweb uga soo waramo gobolada Jubbooyinka Maxamed Xaashi Tawakal waxaa uu wareystay C/risaaq Aadan Faarax (Suufi) oo ah xubin kamid ah Golahaasi, ugu horeyn wuxuu weydiiyey faahfaahin ku saabsan warqadda wareegtada ah.
Halkaan ka dhagayso waraysigii
http://www.gedoweb.com/index/waraysiyada/soufi.mp3
Wareysi C/risaaq Suufi, xubin kamid ah Golaha siyaasadda bee
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1858 Views
-
Last post by whitehartlane
-
- 2 Replies
- 644 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 0 Replies
- 865 Views
-
Last post by muftaax
-
- 16 Replies
- 800 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 513 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 7 Replies
- 918 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 18 Replies
- 1520 Views
-
Last post by MujahidAishah