US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
Seattle (Sl.no),01 june2008- sarkaalka ugu sareeye eeh Maraykanka uuu qaabilsan arrimaha afrika, jendayi Frazer, Ayaa sheegtay inuu Maamulka Madaxweyne George Bush Ee Maraykanku Doonayo inay xafiis Diblomaasi ah ka furteen Caasimadda somaliland eeh hargeysa siidoo kale frazer waxay nassib darro ku tilmaantay inaanu midowga africa weli goaan ka gaadhiin qaddiyada ictraafka Somaliland , iyadu Xustay in taasi ay raajisay go aanka ay dawlada Marakaykanku ka ghaadhi lahayd inay somaliland u ictraafto qarran madax banaan.
Ms Jendaji frazer oo khamiistie ina dhaaftay muxaadarro loogo magac darray Mustaqbalka Afrika iyo Siyaassada arimmaha dibbad maraykanka ka jeediisay hoolka william h gates eeh jamaacda washington ook u taal magaalde Seattle eeh gobolka Washington
Jamaal oo shahaaadada loo yaqaano ph.d ka diyaarinaya jamacada Washington ayaa jedaye frazer waydiiyay suaal ahayd suaasha waya ku sabaan tahay somaliland dhawr bilood ka hor madaxweynaha somaliland ayaa Washington Dc yimid , ka dibna adiga ayaa somaliland teggey inkastoo tegistaadu aay aad uu raagtay hadana dadka reer somaliland aya ugu riyaaqeen booqashaadadii hadabba ma noo sheegii karta sida uu yahay xiidhiidhka Maraykanka Iyo somaliland.
Frazer oo suaashasii ka jawaabayssa ayaa waxa ay tidhi wa dhab waxa aad sheegtay , Madaxweynaha Somaliland uuu noogu yimid Maraykanka aniguna waan tagay somaliland, Xidhidna waanu la leenahay Somaliland. Waxyaabo baddan oo wanaagsana way qabsadeen Somaliland dimuqraadiyad baa ka jirta Doorashoooyina way ka dhaceen qaar kalena way soo socdaan marka arimahaas uu dhan baanu danaynayna oo aanu kala shaqayna Somaliland.
waxa kalle oo aany Somailand wadaagna oo anu iska shaashana arinta la dagaalanka Argagixisada
Ms Frazer waxa kale oo ay ka hadashay arinta ictraafka iyo mawqifka ay ka taagan tahay xukuumadda uu Madaxweynaha K ayahay Geoirge W Bush waxanay tidhi markay arinta ictraafka noqoto anagu waxanu nidhi waxaanu sugaysna oo aanu filaynay inay midowga africa tallaabada hore qaadaan waxanu rajaynaynay inay goaan ka gaadhaan arintaas , nassib darorsse midowga afrika weli arintaas goaan kamay gaadhin taas baanu raajisay goaankayagii.
Ugu danbayntii waxay jendaiye frazer sheegtay inay xukummada Marakaykanku Damacsan tahay Inay xafiis dibloomaasiyayeed ka furarto Magaalada hargeysa eeh Caasimmada Somaliland

-
- SomaliNetizen
- Posts: 327
- Joined: Tue Mar 13, 2007 10:12 am
- Location: ROYAL -- Habar-AwaL - -Sacad-Muse 4 Life..
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
Focking Hell Bruv, dont u ever get tired of chatting about S/Land..
Meesha waabad na nacsiisay walle iyo bille
Meesha waabad na nacsiisay walle iyo bille
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
dee waa warkii ugu danbeyeee ma warka baad nacaday misse wax kalle :somaliland:LUTENANT_XAMZA wrote:Focking Hell Bruv, dont u ever get tired of chatting about S/Land..
Meesha waabad na nacsiisay walle iyo bille

now go back to the uk section ka soo sheeke Jabastii iyo weedkki lacabayee
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland

8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8) 8)
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
ICTIRAAFKII BAA SOODHAW

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
Waryaa Emprior didn't I already tell u guys, this the day that she said it?
Anyways she said it wouldn't happen within the next 7-8 months. It would be after the Bush administration.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
Yeah shirib , you've told us !
Anyway , la dagaalanka argagaxisada waa qaabka siyaasadeed ee cusub ee addunka oo dhani kula xidhiidho maraykanka.
Berigii hore waxay ahayeen "leaders of the free world Vs Warsaw Pact countries " , maanta waa leader of the free world Vs ..I dunno really know who "
Anyway 3 sanno ka hor baan halkan kaga hadalnay
Somaliland=Kurdistan
Sida Kurdistan loola dhaqmo ayaa loola dhaqmayaa Somaliland .
Anyway , la dagaalanka argagaxisada waa qaabka siyaasadeed ee cusub ee addunka oo dhani kula xidhiidho maraykanka.
Berigii hore waxay ahayeen "leaders of the free world Vs Warsaw Pact countries " , maanta waa leader of the free world Vs ..I dunno really know who "

Anyway 3 sanno ka hor baan halkan kaga hadalnay
Somaliland=Kurdistan
Sida Kurdistan loola dhaqmo ayaa loola dhaqmayaa Somaliland .
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
Shirib wrote:Waryaa Emprior didn't I already tell u guys, this the day that she said it?
Anyways she said it wouldn't happen within the next 7-8 months. It would be after the Bush administration.
shribi cami we got enough time
there is no rush tell me what is the rush
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
No rush I was just tellin uThe_Emperior5 wrote:Shirib wrote:Waryaa Emprior didn't I already tell u guys, this the day that she said it?
Anyways she said it wouldn't happen within the next 7-8 months. It would be after the Bush administration.
shribi cami we got enough time
there is no rush tell me what is the rush
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10831
- Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
- Location: Stonetown, Zanzibar
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
LUTENANT_XAMZA wrote:Focking Hell Bruv, dont u ever get tired of chatting about S/Land..
Meesha waabad na nacsiisay walle iyo bille
true

Somalia ha noolatho
- ultratribalism
- SomaliNetizen
- Posts: 596
- Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
- Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
- Contact:
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
if iidoors are recognized as a separate people then iidoorland will be their state.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 377
- Joined: Wed Mar 26, 2008 8:13 pm
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
they prob want to put their troops there.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
faqash lovers should be shot to deathEnlightened~Sista wrote:LUTENANT_XAMZA wrote:Focking Hell Bruv, dont u ever get tired of chatting about S/Land..
Meesha waabad na nacsiisay walle iyo bille
true![]()
![]()
![]()
Somalia ha noolatho:love:

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: US To Open a Diplomatic Office in Somaliland
ta yarrii isaaq iyo haabarjeclo bay sheegata laakin anigu ma hubbo
slaan daroodda dhashay bay nugu sheekayssa
goljanow

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1523 Views
-
Last post by GAMES
-
- 0 Replies
- 9 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 980 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 3 Replies
- 463 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 620 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 0 Replies
- 478 Views
-
Last post by newsbot
-
- 15 Replies
- 1414 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 14 Replies
- 1297 Views
-
Last post by abdikarim86