ISAAQ ATTACKING BEESHA WARSANGELI IN CEERIGAABO

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

ISAAQ ATTACKING BEESHA WARSANGELI IN CEERIGAABO

Post by gemini07 »

Last edited by gemini07 on Sun Jun 01, 2008 5:29 am, edited 1 time in total.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: ISAAQ ATTACKING BEEESHA WARSANGELI IN CEERIGAABO

Post by gemini07 »

'Ceerigaabo:-17 sano ee la soo dhaafay waxay ka wadeen Jabhada SNM [Somalida Neceb Midnimada]gobolka Sanaag tacadi ay kula kacayaan shacabka gaar ahaan magaalada ceerigaabo,taas oo hada sababtay iyo ay dhaawacaan Haweenay iyo Caruur kuwaas oo hada dhaawacoodii loola cararay degmada Badhan.'

:x

Dhaawacan ayaa sababay ka dib markii ay dhulbalaarsi ka sameeyeen Degaanada Jiidali halkaas oo ay degaan Beelaha Hartigu,xiisad colaadeed ayaa ka taagan Degaanka Jiidali oo ah dhul beeralay ah waxaana halkaas hada si khasab ah ku degay Belaha Dirta waqooyi oo ku doodaya in aanay ka kacayn oo ay iyagu le yihiin.



10 Casho ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka taagan degaanada Colaad, waxaana hurinaya colaadaa maamulka Dirta Waqooyi ee ka jira qeyb ka tirsan Degaanada gobolada Waqooyi ee somalia waxayna halkaas ku dhaawaceen shacabkii deganaa iyaga oo raba in ay ka qaxiyaan.



Ma aha markii ugu horaysay oo ay waxyeelo u geystaan shaabka degan halkaas tan iyo intii ay ka baxday dowladii dhexe waxaa halkaas ka jiray Tacdi ay wadaan beelaha Dirta Waqooyi iyaga oo kaashanaya maamulkan la magaca baxay Somaliland.



Sawiradii dadkii ay dhawaceen kala soco mar dhow allsanaag.com ma ah wax la qarin karo waxan ay wadaan beelaha Dirta waqooyi.



M M Faray



allsanaag.com
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: ISAAQ ATTACKING BEESHA WARSANGELI IN CEERIGAABO

Post by neocon_2007 »

Allsanaag :x


No other sites except for Allsanaag has reprted this.

Dhahar.com mentions something else related to Ceerigabo.


Ceerigaabo:Roobab ayaa Maanta Duhurkii ka Bilaabmay Magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaab Waxaana Roobabakaasi ay ahayeen Roobab Qabow iyo Saxan Saxo Wata Cidna aan Waxba ku yeelin.



Roobkan ayaa da,ay 12kii Duhurnimo ee Maanta Waxaana uu ahaa Roob si Degan u da,ayey oo Mudo Saacad ah ka Da,ayey Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.



Waxaana Dadka Degaanka Ceerigaabo ay soo Shegayaan Inuu Roobkaasi ahaa Mid si wanaagsan ay ugu Diirsadeen isla Mar ahaantaasina aan Cidna Waxba ku Noqon.



Dacalada iyo Darfaha Magaalada Ceerigaabo ayaa Waxaa Roobkaasi uu dhigay Biyo Wanaagsan iyadoo Caawa ay soo Shegayaan Dadka Reer Ceerigaabo Inay lugaha kula Jiraan Qabowga iyo Rayska uu Maanta Dhigay Roobkaasi.



Waxaa Cirka ka Cusub Rooba iyadoo Xili robaadkii uu Waqtigiisu Weli taagan yahay Waxaana lugu soo waramayaa In Meel Caarigaabo ka Xita Dhinaca koonfureed oo dhul daaqsimeed ka tirsan Gobolka Sanaag ah uu Roobkaasi Si wanaagsan u biya Dhigay ka Gadaal Markii uu ka kacay Magaalada Ceerigaabo.







Maxamed Axmed Ciise



Dhahar.com
Cisse Westlake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3763
Joined: Sun Mar 30, 2008 5:06 pm

Re: ISAAQ ATTACKING BEESHA WARSANGELI IN CEERIGAABO

Post by Cisse Westlake »

the kaluuns should not be harmed :up:

gemeni

ceerigabo is an isaaq controled city. if you dont cause any problems. nobody will be harmed. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”