Shir lagu Heshiisiinaayo Beelaha Wagardhaceed iyo Saleebaan

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Shir lagu Heshiisiinaayo Beelaha Wagardhaceed iyo Saleebaan

Post by CoolPoisons »

Shir lagu Heshiisiinaayo Beelaha Wagardhaceed iyo Saleebaan oo lagu wado in uu Maalinta Biri ah ka Furmo Xarunta Waqooyiga G/gaduud ee Caabudwaaq.

Caabudwaaq: Jun.03.2008 (Allwadani)- Shir lagu Heshisiinaayo Beesha Wagardhaceed iyo Beesha Saleebaan ayaa waxaa lagu wadaa in uu Maalinta Arbacada ka Bilawdo Xarunta Waqooyiga G/gaduud ee Caabudwaaq.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa magaalada caabudwaaq si weeyn looga Dareemayay qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta labada beelood ee Wagardhac & Saleebaan oo dhamaadkii bishaan ay iskaga dhinteen 4-Nin, dilalkasoo daba socday aanooyin hore.

Hirgalinta shirka Nabada ee lagu wada in uu maalinta bari ah ka furmo Magaalada caabudwaaq ayaa waxaa soo qaban qaabiyay dhalinyaro u kala dhalatay magaalooyinka Caabudwaaq iyo Cadaado ee Gobolka G/gaduud.

Furitaanka kulanka Nabada Beelahaasi Natiijooyinka kasoo baxa waxaan idinkugu soo Gudbindoonaa hadii alle idmo http://www.allwadani.com.

http://www.allwadani.com/allwadani%20ne ... y(651).htm
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”