Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Dhaman waxaan Salaamayaa shacabka somaliland meel kasta oo ay joogan,
Waxaan maalmahan arkayay beesha ciidagale oo baaq iyo bayaan soo saaraysa kuna doonaysa gobol loo magacaabo kadib markiii beel walba gobol loo bagacaabay.

Hadaba horta mays waydiiseen yaa gobol la siiyey maxaase loo siiiyey??
Waxaa gobol la siiyey Reerkii ama Beeshii Riyaale islahaa cod ayaad ka helaysaa!! waxaana loo siiyey in beeshaa gobolka la loo magacaabaa Riyaale u codayso guulwadayaalna u noqoto, cidii aan cod laga helayna aan waxba la siin, hadaba bal aan diin iftiimiyo sida gobolada lagu bixiyey
Tusaale ahaan
1.Caynabo gobol ka lagu magacaabay waxaa ka soo jeeda 3 wasiir. wasiir arimaha debada, wasiirka difaaca, iyo wasiirka ganacsiga, markaa waxaa la doonayaa in la yidhaaho sedex wasiirna waanu idin siinay gobolna waan idin siinay markaa noo codeeya shacabka masaakiinta ahna sidaa Cod lagaga helo, Beesha Habar Jeclona loo kala qaybiyo Muuse Abokor iyo Maxamed Abokor,

2 Gabilay Siilanyo ayaa yidhi gobol ayaan idin siinayaa kulmiyena cod badan ayuu ka helay berigii hore sidaa darteed waa in la jaha wereeriyaa oo gobol lagu qanciyaa si aan kulmiyena cod uga helin gobol kii Siilanyo siisayeyna aad u tustaan in idinba in aad gobolka siiin kartaan, codbaana lagu doonayaa

3 Oodwayne xusbiga udub taageeero badan ayuu ku lahaa berigii hore, waxaase jirtey in ururkii qaran layidhaho lagu dhawaaqay oo dr Gaboose gudoomiye ka ahaa markaa dadka reer oodwayne waxay go'aansadeen in ay ula wareegaan taageeradoodii xusbiga QARAN halkaana waxaa ku burburay taageeradii loo hayey udub,waxayse ka sii dartey markii siyaasiyiintii ururka qaran jeelka lagu guray markaa oo shacabka reer oodwayne oo uu hogaaminayo Suldaanka guud ay isku shubeen KULMIYE iyaga oo la Magacbaxay ISBEDEL DOONKA BEELAHA GARAXAJIS! Riyaale iyo cawil iyo ina sulub markii way arkeen in beeshii aan midhba ka jooogin waxaa qasab ku noqotey in gobol loo magacaabo si kalsoonidii oodwayne dib loogu kasbado, codbaana lagu rabaa

4 Saylac waxay heshay wax aanay filanayn in gobol lasiiyo kuymay seexan kumanay soo toosin markaa aniga ayaaba kula talinayee riyaale codkiina siiya huunoyaal.

5,dhaban iyo Buuhoodle. waxaa lagu soo noolaynayaa ururkii la odhan jiray USP! si ururkaasi kaalin laxaadle uga ciyaaro Siyaasada riyaale hadhowna udub u noqoto xusbi hoosta ka ah USP.

6 Baligubadle,, markii hore lama magacaabin waxaana loo magacaabi waayey waxaa la eegayey (ATTENTION) ka reer Baligubadle, Sababtoo ah reer baligubadle waa shacab u danqada somalilandnimada sidoo kalena marka ay arkaan wax qaldan waabay is casilaan sidii DR DIXOOD oo kale, markii ay arkeen in ay soo jeedaan oo ay xiisaynayaan in gobol la siiyo aya loo magacaabay waxaana la ogaaday in gobol siiyo lagu qaldi karayo, codbaana lagu rabaa

Hadaba Beesha Ciidagale waa in ay ogaataa in gobolka aan layska bixinayn somaliland loogu danayna ee shuruud adag lagu xidhayey cida la siinayo taas oo ah AAN KU SIIYEE MAY SIIN,
CIIDAGALOW, Riyaale WUXUU IDIN YIDHI CIIDAGALOOW WAAN IDIN OGAHAY OO UCID AYAAD WADA TIHIIN GOBOLKANA LAYSKAMA BIXINAYN HAY QALDINA HUUNOYAA
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by The_Emperior5 »

poor ciidangalles ahahahha war laakin wa caadii ciidangalle hargeysa ba uu dhasheen why dont the become the head of gobolka maroodiijeex oo shit i forget sacadmuse nuux ismacil baa meesha ka talliyaa :lol:

off all the gobols made Gabiley uun ba shaqeysa uu loo wan qallay uu masuuuluyintii Somaliland uu dhan imadeed
MinionsJSL
Posts: 168
Joined: Sun May 04, 2008 6:13 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by MinionsJSL »

LiQaaye can't you read af somaali?
why are you taking a low shot bro , its a satyre from Hadhwanaag written by a private person.
And it has nothing to do with Riyaale and Ciidagales gobol making.

ninyow you are big nacas , I am glad I downloaded that image of you with the camera....

Emperior I got you face and Wallahi maybe next time you are heading towards Hargeisa four bullets will await you at the airport . nacasyahow reer uunsii qudhun dhalay , you wont make it safely to your dildo in jigjigayar

:lol:
Last edited by MinionsJSL on Thu Jun 05, 2008 4:42 pm, edited 1 time in total.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: That is the Truth wallahi, Riyaale Said, im not gonna give out any more Gobols so stop crying people....

wallahi you can check his speach: http://www.Buraoonline.tk
MinionsJSL
Posts: 168
Joined: Sun May 04, 2008 6:13 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by MinionsJSL »

thats it both of you watch out next time when you land :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by Goljano Lion »

Salaxlee cant be a Gobol , Salaxlee is close to Hargeisa Airport
MinionsJSL
Posts: 168
Joined: Sun May 04, 2008 6:13 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by MinionsJSL »

now what the fuk does that mean

sounds like Ciidagale and Sacad Muuse has some unfinished business still.

Riyaale will die for this :up:

long live UCID --( CIIDAGALE ) :up: :mrgreen:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by Goljano Lion »

MinionsJSL wrote:now what the fuk does that mean

sounds like Ciidagale and Sacad Muuse has some unfinished business still.

Riyaale will die for this :up:

long live UCID --( CIIDAGALE ) :up: :mrgreen:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :up: :up: Cidagalee mee cigaal weydiii
MinionsJSL
Posts: 168
Joined: Sun May 04, 2008 6:13 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by MinionsJSL »

horta ina Cigaal wuu dhintay AUN

sida kalee
--------------------------------------------
Bennett said Tur's supporters claimed to control Hargeysa and that Egal had fled to his stronghold of Berbera, some 300 km (180 miles) to the northeast on the Gulf of Aden.
The rebels put the death toll at 80 and claimed to have captured 200 of Egal's fighters, Bennett added
----------------------------------------------
http://www.AllAfrica.com article

Egal on the phone to AP

[Begin recording] [Egal] Today, [words indistinct] in the middle of the night and went to this road you know, and it is about 0400 in the morning they attacked. I was forced to [words indistinct] that road you know.

We all know that " road " the road of puss!es ....
we made the old fart run all the way to berbera

05.00 in the morning nicca wtf

I hope he got time to brush his teeths :lol: :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by Goljano Lion »

MinionsJSL wrote:horta ina Cigaal wuu dhintay AUN

:lol: :lol: :lol: Cidagele mee cigaal weydiii this is History :lol: :lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by Goljano Lion »

Cidagele tried to behave like mooryaanta 1994, laakin somaliland army baa karbaashay
MinionsJSL
Posts: 168
Joined: Sun May 04, 2008 6:13 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by MinionsJSL »

moryaan and moryaan anything but uunsii :D

that was not THE ciidagale militia , it was just young boys.

we made your adeer Igaal seek refugee in Berbera
machinegunned your xaafado and your clansmen like you were ducks :lol:

next time we will come after you in gabilay and arabsiyo
I remember how your lowlife people were begging alongside the long road west of hargeisa tons of people and their tents :down: after the war.
it was 1997

dont play bigshot , you got a ceasefire nothing more. Egals " presidential palace " was twice surrounded , second time you asked for ceasefire

or we will take all of hargeisa and kick you out just we did in the past
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by Goljano Lion »

MinionsJSL wrote:moryaan and moryaan anything but uunsii :D

that was not THE ciidagale militia , it was just young boys.

we made your adeer Igaal seek refugee in Berbera
machinegunned your xaafado and your clansmen like you were ducks :lol:

next time we will come after you in gabilay and arabsiyo
I remember how your lowlife people were begging alongside the long road west of hargeisa tons of people and their tents :down:

dont play bigshot , you got a ceasefire nothing more.

or we will take all of hargeisa and kick you out just we did in the past
You live east side of Hargiesa which is the Ghetto part, Cidagele get used to Nuux ismael kindness, dude now a days Hargeisa is run by Reer smatar boys , dude nimakni ma naxaan
ehehe :lol: :lol: :lol:
MinionsJSL
Posts: 168
Joined: Sun May 04, 2008 6:13 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by MinionsJSL »

East Hargeisa :up: :up: :up:

Image

I think paidmonk had a picture of Ciidagale side of Hargeisa
the mayorship is ours forever

just see after the "elections" :wink:

I have no idea about your langaab lineages man :down: :(
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Riyoole Says: Salaxley village Gobol Noqon Kari Mayso!!!

Post by Goljano Lion »

MinionsJSL wrote:East Hargeisa :up: :up: :up:

Image

I think paidmonk had a picture of Ciidagale side of Hargeisa
the mayorship is ours forever

just see after the "elections" :wink:

I have no idea about your langaab lineages man :down: :(
dude that is gorgeous
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”