INVENTED BY MAJERTEEN
HIJACKED BY SOMAALIWEEYN
WAKA
Moderator: Moderators





yawle wrote:Everywhere else habraha ayaa buraanbura but in Puntland ragga ayaa buraanbura.
Daarood buraanburay hadduu dux iga qaadaayo
Dhaaxay daliisheen habaar duq iyo waayeele
Daayinna iima qaadee iyaguu dib ugu laabmaaye
Doqon baanse garanayn halkay doogtu kaga taalle
Daaraanta abidkiinba waa dira lahaydeene
Dakhar nimu ku dhacay waa gartii inu dawaamaaye
Nimaan diley siduu iigu digan bayga degi weydey
Dameerkuba dushoo laga raruu dookhad kiciyaaye
Duunyaduu u liitaye si kale uma dinnaahsheene
Adiguna dammiinyohow inaad derejadaa joogto
Sheekada daciifkeed waddaa taa daliil u ahe
