INDHO ADAKAA (ILA QOSOL)

Wixii ku qoran af Soomaali

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Kalaay
Posts: 22
Joined: Thu Oct 07, 2004 3:07 pm

INDHO ADAKAA (ILA QOSOL)

Post by Kalaay »

Guy Habargidir ah oo reer baadiye ah aa maalin asagoo maraayaa meel baadiye ah wuxuu arkay Geel meel cidla ah daaqaaya... Wuu u soo dhawaaday markii uu geelii u yimid ayuu kor u qeyliyay..." AR GEELAAN YAA LA JOOGA?AR GEELAAN YAA LA JOOGA?AR GEELAAN YAA LA JOOGA?
Markuu 5 goor ku celceliyay wax u jawaabana uu waayay Habar gidir maxaa ku taqaan Indho adayg, wuxuu la soo booday : " ISTAAQFURULAAH ILLEEN ANAA LA JOOGAY"

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: INDHO ADAKAA (ILA QOSOL)

Post by Air Canada »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Ilaa hada waxaan ku qoslaya midii jareerka Hargeysa tagay. Good stuff, keep them coming bro.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ila Qosol - Soomaali”