This topic is still alive
Xidigow
WTF

Galmudug yaa ka baryey Aqoonsi iyaga baa jiriin oo geed gabis ku jiro. Aniga sheegato Darood ah? waligay taas maan maqlin! laakin waan maqli jirey Saleebanka o daha Sacad maha Hawiye. teeda kale Anigu Reer Gaalkacyod baan Ahay Puntland ma aqoonsani, dad badan oo Majerteen ah iyo Darood kale baa fikradas ila qabo. Sedex oday oo Welfare Mareykanka ku qato intaan madax ka dhigaten baad isku bixisen Galmudug? and Gaalkacyo is the capital

Galdogob hada ka hor intaad tirahdeen waan qabsaneyna ba tii idinka racday waa la oga.
Gumeysi iyo Duulinimo haa ka hadliin abti, wayo aniga history booka ingiris ah igama heleysid aniga oo lagu tilmamayo slave.