Why are people fighting even in drought times?
Dagaal qasaare geeystay oo labo beelood oo Soomaali ah ku dhex maray dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia.
Muqdisho.16.June.2008.(Sh.M.Network)- Dagaal Qasaare Nafeed Geeystay ayaa waxaa uu labo beelood oo Soomaali ah ku dhex maray Deegaanka Wardheer ee gobolka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.
Dagaalkani u dhexeeyay labada Beelood oo Soomaalida ah ayaa waxaa uu qarxay xili deeganadaasi ay ka jiraan Baahiyo badan isla markaana lagu gudo jiro Biyo dhaamin deegaano badan oo hoos taga Deeganka Shilaabo ee isla dhulka Soomaalida Ethiopia.
Labadani beelood ayaa isku dhacooda waxaa ku dhawacmay labo qofood kuwaasi oo laga soo deyrinayo Xaaladooda Caafimaad waxaana la geeyay Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Xiisadani dagaal ee haatan ka soo cusboonaatay labada beelood ee wada degan deegan hoos taga deegaanka shilaabo ayaa Jirin cid ku baxaday in ay hakiso colaadaasi waxaana halkasi ka biloowday Qax iyo barakac soo wajahay dadka danayarta ah ee ku dhaqan halkasi oo aan qeeyb ka aheeyn maleeshiyadka dagaalamaya.
Dadka reer guuraaga ah ee ku nool halkasi ayaa ka cabsi qaba in ay xiisadu soo siyaado isla markaana ay iyagu saameeyn weyn ay ku yeelato.
Deegaanka ay dagaalada ka dheceen ayaa waxaa laga dareemayaa saan saan colaadeed iyo is uruursi labada dhinac ah xili dagaalkooda uu ka qaraxay halkasi oo uu geeystay qasaare isugu jira dhaawac iyo bur bur hantiyadeed.
Dagaalka u dhexeeya labadasi beelood ayaa waxaa uu ka dhashay kadib markii labadasi beelood ay isku qabsadeen dhul daaqsineed halkasi ku yaalay,waxaana dagaalkani uu ku soo beegmay xili Roobabkii guga ee la sugayay uu aad gabaabsi ugu yahay dhulka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.
Deegaanada uu dagaalku ka dhacay ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo la'aan baahsan waxaana fuustadii biyaha ay ka gaartay 150 Boqol iyo Kontan kun oo shilin Soomaali ah.
Dadka reer guuraaga ah ayaa walaac xoogan ka Muujiyay Dagaalkani xili ay la daaladhacayaan Sida ay u maareen lahaayeen noloshooda.
Inta Badan dagaalada Reer Guuraaga Soomaalida ah ayaa waxaa uu salka ku hayaa Dhul daaqsineed iyo Weliba Ceel biyood kaasi oo geeysta qasaare Nafeed iyo Mid hantiyeed.
Shabelle Media Network Somalia.
Fighting in Wardheer Region in Ogaden.
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Fighting in Wardheer Region in Ogaden.
this is really sad situaation.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Fighting in Wardheer Region in Ogaden.
When it comes to the policies of Huuraale about Kismaayo and his hoodwink land grabbing; I become anti-Ilkayar. But when it comes to the other side, I am for peace and getting along with each other. I haven't heard this incident but I heard that many Mareexaan nomads moved into Shilaabo areas because those are the only areas with water. I hope this situation doesn't escalte and ends ASAP. I kno there have always been misunderstandings between reer Shilaabo and some subclans of Mareexaan from Balanbale/Caabudwaaq areas.
- Brav3Heart
- SomaliNetizen
- Posts: 668
- Joined: Sat Jul 14, 2007 10:30 pm
Re: Fighting in Wardheer Region in Ogaden.
who are the two sides which are fighting?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1206 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 10 Replies
- 1519 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 8 Replies
- 6995 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 49 Replies
- 3623 Views
-
Last post by MMSOMALIBOY
-
- 74 Replies
- 4314 Views
-
Last post by Munique05
-
- 54 Replies
- 5217 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 367 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 4 Replies
- 635 Views
-
Last post by CuteGirl1997
-
- 9 Replies
- 880 Views
-
Last post by Waachis