AW, the word "dissed" xaggay ka timid miyaad garanaysa, waad iska isticmaasha e ?
Waa ebonics weeye . Dhagaxda intaaso qarni adoon cadaankan u aha , ee damiirkii laga dilay , niyaddi laga jabshay , lagu shaqaystay , laguna ciyaaray ayaa soo saaray kalmadaa.
"
DISrespect "ayay ka timid kalmadaasi.
Haddaba anigu nin Isaaq ah baan ahay , Ilaahay ka baqa , umaadiisa na jecel 8)
The most
DISRESPECTFUL attitude I could show here would be to utter the never ending nonsense , some call kaftan here, @ my mother's
very honorable people .
Markaa aniga cidna i ma
DISS-garayn karto , nasabnimo waa loo dhasha .
Idinku se , xaarkan aad habeen iyo dharaar halkan is marinaysan , maxay idinka ka tahay ?
Wax dhoobada marsada hore loo arag oo Gambellada Ethiopia degta aya lagu arkay , laakin xaar way inagu cusb tahay taasi , somali na ku maynaan ogayn
