Submitted by wararka on Sun, 06/22/2008 - 11:41.
Garisiyaani.21.June.2008.(Sh.M.Network)- Dagaal xoogan oo la isku adeegsaday Hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu maanta ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga ka soo hor jeeda qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.
Dhawaqa rasaas iyo madaafiic xoogan oo socday qiyastii ku dhawaad 30 daqiiqo oo xiriir ah ayaa waxaa uu maanta barqanimadii gilgilay inta u dhexeeysa tuulooyinka Nuur Fanax iyo Garisiyaani ee bartaamaha gobolka Hiiraan.
Dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalkaasi uu ahaa kii ugu xooganaa ee halkasi ka dhaca waxaana uu ahaa mid u dhexeeyay ciidamada Ethiopinka iyo xoogaga Maxaakiimta islaamiga kaasi oo aad mooday in ay u sii diyaar garoobeen Maxaakiimta.
Sidoo kale wararka ka imaanaya halka lagu dagaalamay ayaa sheegaya in labada ciidan ay weli is hor fadhiyaan oo ay halkasi ka wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay isku urursanayaan waxaana goobtaasi laga maqlayaa rasaas teel teel ah oo ay labada dhican isweydaarsanayaan.
Madaafiid dhowr ah ayaa la sheegay in ay ku dhacday dhulka buuraleeyda ah ee ku dhaw tuulada
http://shabelle.net/somali/2008/06/22/d ... x-maray-ba
---
A year ago such large scale assaults by the forces of Resistance was unthinkable, but nowadays they are normal occurances. This is way more advanced then the urban/rural hit-run tactics which were used in the beginning of the Ethiopian occupation. Nowadays, the urban and rural guerrilla campaigns have become large-scale, involving more fighters, and enduring many days.
Hiiraan as become the symbol of rural guerrila campaign, as this region witnessed large-scale engagement between the Ethiopians and the forces of Resistance.
