Breaking news Ibrahim Omar Canogel kidnaped in Galkayo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Breaking news Ibrahim Omar Canogel kidnaped in Galkayo

Post by CoolPoisoninthisbijj »

Mudug:Magaalada Gaalkacyo oo lagu afduubtay nin dhalinyaro ah oo ka soo jeeda mid kamid ah beelaha soomaaliyeed

[2008-06-23 14:34:51] Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa lagu afduubtay nin dhalinyaro ah oo ka soo jeeda mid kamid ah beelaha wax ka dega koonfurta soomaaliya.

Ninkaa oo ka soo jeeda hayb ahaan beesha Sadde ayaa waxaa 18-bishaan lagu afduubtay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayadoo aan la ogayn cida afduubatay iyo halka ay la aaden intaba,waxaa uu gaalkacyo u tagay in uu ka raaco diyaarad gaysa kismaayo xarunta jubbada hoose.

Ibaraahin Cumar Caana Geel oo da,diisu tahay 28-30 sano jir waxaa uu magaalada gaalkacyo ka degenaa Hotelka Kamaalu Diin uuna leeyahay nin caan ka ah gaalkacyo oo lagu magacaabo C/qaadir xaaji xasan,lama oga sababta iyo cida ka dambaysa afduubka ninkaas oo aan la ogayn halka uu jaan iyo cirib dhigay.

Ibraahin Cumar ayaa la sheegay in markii dad ugu wardambaysay uu ku sugnaa bartamaha magaalada gaalkacyo gaar ahaana qaybta Puntland,ninkaas ayaa sidoo kale lashegay in ay shir qooleen labo haween ah,Inankaas ayaa waxaa uu ku hadlaa luqadaha Carabiga,Sawaxilig,Ingiriska iyo faransiiska waxaana uu in mudo ah ku sugnaa magaalada C/waaq oo ay qaraabadiisu ku noolshahay.

Waa ninkii labaad oo mudo dhowr bilood gudahood ah laga afduubto gaalkacyo ayadoo ay arintaasna gaysteen rag ka soo jeeda beelaha Puntland oo horay u iibsaday nin ay isku hayb yihiin mid haatan la afduubtay kaas oo ay u gacan galiyeen dalka Ingiriiska oo lasheegay in uu dambi kasoo galay.

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=831
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Breaking news Ibrahim Omar Canogel kidnaped in Galkayo

Post by CoolPoisoninthisbijj »

dhabayacos know what happend to them when they jailed the Bah walan business men.
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Breaking news Ibrahim Omar Canogel kidnaped in Galkayo

Post by CoolPoisoninthisbijj »

Magaaalada Gaalkacyo ee gobolk Mudug ayaa waxaa lagu afduubay ninka soo jeeda gobolada Jubbooyinka, kaasoo damacsanaa in uu ka dhoofa magaaladaasi ,kooxa maleeshiyaad ah oo hubeysan ayaa ninkaasi si ula kac ah u afduubay sababo aan la garan.



Ninkan oo magaciisa ay ku sheegeen eheladiisa Ibraahin Cumar Caano-Geel ayaa 18 kii bishan lagu afduubay gudaha magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhanka waqooyi ee magaaladaasi oo ay ka arrimiyaan maamul goboleedka Puntland, wararka is khilaafsan ayaa ka soo baxayo qaabka loo afduubay, wararka qaar ayaa sheegayo in xilli habbeen ah ninkan kooxaha hubeysan ay ka afduubeen Hotel u deganaa, halka warar kalana ay tibaaxayaan in laga qabtay garoonka magaalada Gaalkacyo oo uu doonayey in uu ka dhoofo.



Ibraahin Cumar Caanno-Geel ayaa qaraabadiisa oo ku sugan gobolada Jubbooyinka oo ay Gedoweb telephone-ka kula xiriirtay waxaa ay sheegeen in uu ka yimid dalalka Carabta, halkaasoo ay hooyadiis degan tahay, muddo lix bilood ahna uu ku sugnaa degmadan Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud si uu u soo booqda qaar kamid ah qaraabadiisa oo halkan ku dhaqan, ehelada ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in ninkan uu ku hadlo ilaa afar luuqadod, uuna yahay nin dhallinyarro ah.



Waa qofkii labaad oo ka soo jeeda gobolada Jubbooyinka oo lagu afduubayo magaalada Gaalkacyo, horay muddo iminka laga jooga ku dhawaad sanad ayaa la sheegay in kooxaha hubeysan sidan oo kale ay u afduubeen nin la sheegay in uu dil ka geystay dalka Britain, kaasoo xarigiisa lagu eedeeyey in ay ka danbeeyeen maamulka Puntland oo u dhiibay dowladda Ingiriiska horay maamulkan waxaa uu u qabqabtay dad Soomaaliyeed oo uu Ethiopia u gacan galiyey..




Cabdi Cali Faarax (Kaahin), Gedoweb Caabudwaaq.

http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... le&sid=516
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Breaking news Ibrahim Omar Canogel kidnaped in Galkayo

Post by Voltage »

where have you been when Sadeboi wrote this two days ago:
Inalilah, Ina Caanogeels son who was half-brundi was killed yesterday by reer-mahad majeertaan in galkacyo. The guy landed in hargiesa and the isaq said who are you?? (I'm guessing you can tell he wasn't full Somali) He said I am Marexaan my dad is Caanogeel my mom is a muslim brundi, they took him to laascaanod and handed him over to dhulbahante who said they know caanogeel and took him to cabudwaaq. When he went there he got in contact with his dad in Seattle and he said aabo I am not there ku noqo burundi, he sent him money, he was sent with a car to galkacyo some reer-mahad ba kaso dajiyey gaariga oo dhiley.
Although it was found out he was not killed but kidnapped. I ahve seen General Caanogeel as all of us have, let us just say if a scratch touches his son, more then a dozen Majeerteen in Kismaayo will be his revenge as he promised.

Btw Cool, this is actually a long lost son of his that General Caanogeel had from a Muslim Burundian woman. General Caanogeel never knew he existed. For as long as Ibraahim could remember his mom has always told him "you are a Somali, your father is General Caanogeel, he is of the Darod tribe, Marehan clan, and reer Kooshin". Ibraahim was with the French Foreign legionnaires when his duty came to be stationed in Djibouti. While in Djibouti intense longing came to be reunited with his father, so he defected from the French army, he took a flight to Hargeisa where the Isaaq arrested him. They became suspicious of this African man (his mom is from Burundi) just coming to their land and tey sent him to prison. Xabiska dhexdeeda, the other prisoners became interested in him and when he told them his story and that his father is General Caanogeel, reer Kooshin mareexaan fellow Dhulbahante prisoners took him under their protection and when they were released explained to the Isaaq this man's story. He was released and the Dhulbahante took the Ibraahim to Caabudwaaq. There he became reaquainted with reer Caanogeel halkaas degan who then sent word to his father and that is the first time father and son spoke to each other. General Caanogeel then made plans for Ibraahim to be transfered to Kismaayo and this is how Ibraahim went to Gaalkacyo to take a plane to Kismaayo. However, right before being kidnapped, Ibraahim spoke to one of his newly found half-brother who lives in Baardheere and told him something suspicious was happening. that was the last time anyone heard of him but you know what they say, there are no secrets in somalia especially for a story of this calibre, sooner or later the b.astards will be found out :idea:
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Breaking news Ibrahim Omar Canogel kidnaped in Galkayo

Post by CoolPoisoninthisbijj »

^^Mad_Dogg didnt they kidnap another Rer Koshin last month? this second Rer koshin they kidnaped but Rer Koshin arent doing anything

if he was Siyad Husein, half of Galkayo would been burned

sadegirl said he was killed
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”