Anigu waxaan arkay baan ku sheegaya .
Berigaa aan ka hadlayo , nin xunoo dhaqan bi'is ah ayaa mayor ka aha magaalada Hargeysa . oo cali asad baa la odhan jiray , haduu muslimey oo governor-ka gobol-ka Hargeysa ayaaba la dhigay e.
H-j dii weliba reerkan la yidha reer dahir-ka oo Berbera laga soo eryay baa naagohoodi u keenayay isaga iyo dayday-giisa , wallahi waa dhab.
Anagii bay markii dambe inoogu yimadeen Xerro Awr , wixii oo futada ina hor lulaya
Ooh anigu waxaan idhi , nin jibriil abokor ah baan ahay , waxaad isku af garateen nuux ismaciilka war u ma hayee , dhaqankan anagu caado u ma' lihin .Mar haddaad tol sheegaynsaan waad iska kaya soo dhex degi kartaan , hablihiina na iska haysta
Sidaan ay halkan ku yihin ayay real life kana ku yihin cayaayankani .
