Sow idiin maan odhan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Sow idiin maan odhan

Post by SahanGalbeed »

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Sow idiin maan odhan

Post by SahanGalbeed »

Image

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shalay ku guulaystay in uu banneeyo wadada laamiga ah ee tagta Madaarka Hargaysa oo ay dad gadoodsani ku jareen dhagaxaan iyo taayiro Isniintii dorraad, wakhti yar ka dib markii dad gadoodsani ku soo qamaameen oo ay caydhsadeen Wasiiro ka tirsan xukuumadda Rayaale oo isku dayay in ay la hadlaan dadkaas si ay wadada u furaan.
http://www.geeska.net/g/index.php?optio ... 2&Itemid=1



:somaliland: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sow idiin maan odhan

Post by The_Emperior5 »

Image

Image

you see star hotel behind those guys they just cross the road wa halku jaadku ina afdiinle xooga lugu iibsado jaadlayaasha dunbuluq

Image


Image



Image
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Sow idiin maan odhan

Post by AbdiWahab252 »

Where are the rigs ? Borame ?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sow idiin maan odhan

Post by The_Emperior5 »

RIIG STAYS IN HARGEYSA DUNBULUQ BEHIND THE AIRPORT

OTHER WISE DAAHIR RAYAALE WALAK KARBAASHAY :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Sow idiin maan odhan

Post by SahanGalbeed »

Yaan la inagu taaban raggan waryee , halkiisa ha inaga yaalo riigu ! :lol:

Honestly , a whole subclan { waxay doonan ha noqdaan e} just don't wake up on a bright sunshiny day and go" Aah why don't we just fuc.k up the whole place for a change , eh?" :lol:
Resentment 's been building up for a while now plus , dad baa ku dhintay arrintan , ain't nothing else but to concede here !
Riyaale dantiisa yaqaan weeye .
Last edited by SahanGalbeed on Thu Jul 10, 2008 2:41 pm, edited 2 times in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sow idiin maan odhan

Post by The_Emperior5 »

wabay siiday tahay ciidangalle la isku ma ta taabto wa niman kull kullul riiga na iyaka iska leh
User avatar
BruceLee
Posts: 225
Joined: Sun May 11, 2008 12:45 pm
Location: Zz0_oZz

Re: Sow idiin maan odhan

Post by BruceLee »

Kuwan in la rasaasyeo weeyi askartaa yaa yidh dhagax baa lagu tuura ma falastiin in aay joogan bay isku haaystaan.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sow idiin maan odhan

Post by The_Emperior5 »

aabtigay baan xasuusta marku iga sheekeynaye in 1982 dhagaxturki hargeysa against faqashtii
intu tukaankiisii yarra galay aabtigay jamac ayuu bastoolad la soo baxay ma anigu police faqash iskugu kay waalayaa

war anaga xabbadu maba araggno ama police hana hortaagnado ama jiin hana hortaanado uma joogiino
xabbadu waxba naga ma qaado
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Sow idiin maan odhan

Post by SahanGalbeed »

Arrintan , hadda ilaa iyo reer Boorama aya iyaguna kacsan , oo gadabuursigi baa yidhi , Somaliland-ta miyaynan anagu ka mid ahayn?
Ma Hargeysa ayuun ba wax kasta la gaynayaa..blablabla :lol:
Ina Riyaale , qalad bu sameeyay , qaladkiisa na waa inu qirta!
"Gebiley baan ku waday riiga , Boroma dadkuun baa ka maqalayaa, ee talada ba inoogu ma jirin ..blablabla"
Horta waxa weeye , inu governor yahay , iyo inu maddaxweyne yahay ha kala doorto.
Maddaxweynaha Somaliland , siduu 1 {hal} gaadhi ilany wuxu waa gaadhi e , kolna halkan baa gaynaya , marna halkan baan ku wada inoo odhan kara?
Mujaahid cabdi salan yaasin al burcawi oon ka soo akhristay maanta Jamhuriya , baan ku raacay fikrada , oo yidhi
Arrintan oo kale waxa loo saaraa dunida markay ka dhacdo guddi madaxbannaan oo soo baadha, si loo ogaado maxay waxani u dhaceen
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”