Taliskii faashiistaha, umulo dooxa, hororka, maato iyo maxas layska intaba lahaa ee bahalka (monster) ahaa ku dheeraan maayo. . Ubadkii markaa yaryaraa ambase dabadii dhashayna Sooyaalka Somaliland ayaa loogu kaydiyay. Si ay u?ogaadaan wixii hortood dhacay iyo xasuuqii iyo eedaadkii dadkooda iyo dalkoodaba la soo mariyay. Duuliye Axmed Maxamed (abgaal)ee diiday inuu diyaaraddii uu duulinaayay?ku duqeeyo shacabka wadankiisa markii lagu amray inuu sidaa yeelo ee garashadiisa bislayd, damiirkiisa hufan, ?dadnimo bilan ?iyo wadaninimoba siin wayday inuu dad rayid ah, aan waxba galabsan ka ahayn haybta Allah ka dhaliyay ee ay ahaayeen, haatanna yihiin, ahaanna doonan inta ifaka nololi jirto?iyo Abwaankii, filoosuufkii waynaa ee curiyay tuducdii taarikhda geshay halhayskana reebtay, way ku mahadsanyihiin. Baal dahab ah ayayna naga mutaysteen kagana jiraan diiwaanka?Sooyaalka Somaliland.
Dalkaaga difaac diidi maa
Dagaal Isaaq dooni maa
dalkaaga difaac diidi maah isaaqse la dagaalan dooni maa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- ultratribalism
- SomaliNetizen
- Posts: 596
- Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
- Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
- Contact:
-
- Posts: 24
- Joined: Wed Feb 20, 2008 2:49 pm
Re: dalkaaga difaac diidi maah isaaqse la dagaalan dooni maa
adinkoo mahadsan horta somaliland waxay tahay wa la yaqaan haday bal dahaba kaga jirto calamka iyo hadikaleba lakin anaga dow lad magac iyo mamus leh an nahay ee cadoowgeeena cagta hoostiisa gacalkeenana guul somaliland viva ki amaba iyo kii dagala wa isku mid midna dod iyo darajo uguma baahna ee ala haybd iyo hogaamin intaba siiiiiiyay somiland ha noolato
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 562 Views
-
Last post by kambuli
-
- 4 Replies
- 1631 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 61 Replies
- 49136 Views
-
Last post by Basra-
-
- 26 Replies
- 21583 Views
-
Last post by Samatr
-
- 4 Replies
- 1783 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 10 Replies
- 31311 Views
-
Last post by Conqueror
-
- 13 Replies
- 9262 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 1152 Views
-
Last post by zingii
-
- 69 Replies
- 34059 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 730 Views
-
Last post by FarhanYare