Las Qorey is under Puntland Adminstration
Moderator: Moderators
Las Qorey is under Puntland Adminstration
Arrintan waxay ka dambaysay ka dib markii qaybo ka tirsan ciidanka S/land ay si kedis ah ku galeen gudaha degmada L/qoray ka dibna ciidamo kale oo ka tegay magaalada Bosaso ay iyaguna halkaas gaareen, lakiin ciidankii S/land ayaa shalay halklaas isaga baxay.
Ciidamada S/land oo ku huabysan baabuurta dagaalka oo aad u tira badan ayaa gudaha u galay degmada L/qoray kuwaas oo la sheegay inay markoodii hore ka tageen magaalada Ceerigaabo, ciidankaasi wuxuu fariisimo ka dhigtay gudaha iyo daafaha magaalada L/qoray.
Tallaabadai waxay keentay in maamul goboleedka Puntland uu isaguna halkaas u diro ciidamo ka tiran daraawiishta kuwaas iyana fariisin ka dhigay meel 15km xagga koofureed ka xigta L/qoray.
Maamulka Puntland wuxuu kaloo gobolka Sanaag qaybtiisa bari gaar ahaana degmooyinka L/qoray iyo Badhan u diray masuuliyiin sare kuwaas oo ka soo jeeda gobollkaas.
Maalintii shalay ayaa ciidankii S/land uu isaga baxay degmada L/qoray iyadoo wax dagaal ahi aanay halkaa ka dhicin waxna la ii sheegay in bixitaanka ciidanka S/land ee L/qoray uu ka dambeeyay khilaaf soo kala dhexgalay ciidan ka tirsan S/land laakiin ka soo jeeda degaankaas iyo saraakiisha kale ee ciidamada S/land.
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa iyaguna sheegay in bixitaanka ciidamada S/land uu ka dambeeyay wadahadal dhexmaray madax ka soo jeedda labada dhinac hase ahaatee gobolkaas u wada dhalatay.
Waxaa kaloo masuuliyiinta Puntland ay ii sheegeen in xilligan ay gudaha magaalada L/qoray ku sugan yihiin ciidamada maamul goboleedka Puntland iyo masuuliyiin maamulka ee degmadaas.
Dhowrkii maalmood ee ay xiisaddani taagnayd ayaa gudaha L/qoray waxaa laga dareemayay dareen colaadeed inkasta oo waqtigaan ay magaaladu ku jirto xilliga xagaaga oo badduna ay xiran tahay taas oo dad badani ay u xagaa-baxeen degmooyinka kale .
Maaha markii ugu horraysay ee ciidamo ka soo kala jeeda maamullada S/land iyo Puntland ay ku kulmaan gobolkaas waxana jiray dagaallo hore oo labada dhinac ku dhexmaray degmooyin kale oo gobolkaas ka tirsan.
Marka laga yimaado gobolka Sanaag labada maamul waxay kaloo ku muransan yihiin gobolka Sool oo ay muddo dhowr sano ah ku dagaallamayeen ciidamo ka soo jeeda labadaa maamul.
Laakiin gobolka Sool ayaa waayadan dambe xaaladdiisu ay deggan tahay ka dib markii magaalada L/caano iyo degmooyin kale oo gobolkaas ka tirsani ay si toos ah ugu gacan galeen maamulka S/land oo tan xilligaas halkaas ka talinaya.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
so now maakhir is occupied by puntland where is maakhir administration 
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
Horta whats the Population of this Little dusty Village

-
James Dahl
- SomaliNet Super

- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
When Maakhir fights Puntland it is "Somaliland Forces"The_Emperior5 wrote:so now maakhir is occupied by puntland where is maakhir administration
When Maakhir fights Somaliland it is "Puntland Forces"
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
When was Las Qoray ever under Puntland...aint that where the Majiyahan boys chased Majeerteen out 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
voltage the problem with Puntiland is they dont believe in there nation Puntland was made For cabdilahi yusuf sii uu xammar uu taggo marku xammar taggno na Waxa puntiland ka dhaco wa iska useles it doesent matter mission accomplished weyaan.
eeg imika if burco bohoodle is attacked by SOmalia puntiland Not habarjeclo will libarate Bohoodle but ciidanka qarranka Somaliland will libarate Bohoodle , uma xiil saarna one subclan ma fahantay

- MJ-Pride
- SomaliNet Super

- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
Voltage, aside form jokes, Here is how it happened:
Las Qorey elders tell both Somaliland and Puntland to get out of Las Qoray
Puntland troops listened to them and vacated Las Qorey
Somaliland forces came and took over the city while Puntland troops where outside.
Las Qorey elders told Somaliland to go out of the city
Somaliland refused to go away
Las Qorey elders invited Puntland to come back
Puntland troops entered the city
Somaliland troops run without firing a single shot
Hold your MJ hate on hold for th moment

Last edited by MJ-Pride on Sat Jul 12, 2008 2:37 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
taloow barii na maxa dhici laha puntland go out and THe somaliland troops are just outside the city hadana wey soo galli
wa sheeko aan dhamaneyn marnaba laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray
wa sheeko aan dhamaneyn marnaba laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
Waa taan la yaabayThe_Emperior5 wrote: laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
The_Emperior5 wrote: laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray
looooooooooooooooooooool,
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
waa wax la yaablehVoltage wrote:Waa taan la yaabayThe_Emperior5 wrote: laakin warsangalyga baan la yaaba waxamay gurigoogan marna la soo gallayo marna la baxayo ma mafriish baa lasqoray![]()
![]()
- neocon_2007
- SomaliNet Super

- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
The_Emperior5 wrote:so now maakhir is occupied by puntland where is maakhir administration
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
neo runta iska sheeg mejeerteen ba ku savegereyee somaha 
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
Voltage wrote:When was Las Qoray ever under Puntland...aint that where the Majiyahan boys chased Majeerteen out
you may chased Mj out of Majayahan
laakin issaq markay lasQoray yimaadan
inaa u heestaan mahe ,, lama hadli kartaan
- Ashlee
- SomaliNet Super

- Posts: 9351
- Joined: Fri Nov 04, 2005 11:49 am
- Location: The night is darkest just before the dawn. And I promise you, the dawn is coming.
Re: Las Qorey is under Puntland Adminstration
^You're actually replying to a starving Marehan dude from Gedo, not a Warsangali. Just thought I'd let you know. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 169 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 18 Replies
- 2151 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 17 Replies
- 215 Views
-
Last post by Murax
-
- 78 Replies
- 4035 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 75 Replies
- 557 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 10 Replies
- 100 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax
-
- 12 Replies
- 1596 Views
-
Last post by zingii
-
- 3 Replies
- 25 Views
-
Last post by Coeus
-
- 22 Replies
- 1134 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 9 Replies
- 712 Views
-
Last post by FBISOMALIA