GEN. MASLAH M. S. BARRE BEING CROWNED AS JUBALAND STATE PRES

what's happening now.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

whitewell
Posts: 22
Joined: Tue May 13, 2008 11:44 am

GEN. MASLAH M. S. BARRE BEING CROWNED AS JUBALAND STATE PRES

Post by whitewell »

Dhinaca kale sida uu inoo soo sheegay xan-keenaheenna magaalada nayroobi, Ciise Ismaaciil, nimankii la baxay MSE ama Mareexaan Super Elites oo ay ugu cad-caddaayeen Maslax Siyaad iyo Cirro AwXirsi ayaa waxay isku af-garteen in ay saddex meelood u kala ambabbaxaan. b) Qayb Yurub aadda t)Qayb aadda Gedo, iyo j) Qayb aadda Cummaan. Ujeeddada kala ambabbaxaas ayaa waxaa lagu micneeyey in taageero lacageed, siyaasadeed, iyo mid dadeedba ay u raadinayaan dhismaha dawlad-goboleedka Jubaland sida uu REALGEDO u xaqiijiyey Col. Cabdi Axmed oo Nayroobi jooga.

REALFUN! :somalia: :somalia: :somalia:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Current Events”