"No2 , hablaha harti Kombe anigu waxaan ku nacay , meel aanay dumarka kale soo galin bay soo istaagan.
Bal eeg hadda , ES haddaad u fiirsatan , had iyo jeer cidda la isu tago , ayay usoo baxda , anaga oo iska og waxay tahay
Taasi waxay ku tusaysa , NASABNIMADA , nobility in her spirit !!
Naagahan kale iyagoon af soomali aqoon , bay rabaan iney kaaga waramaan PUNTLAND iyo adeer CY.. khaayis weeye walle
Waa la idinka xishoonaya , laakin u maba qalantaan baan u maleeya ."
http://www.somalinet.com/forum/viewtopi ... 5&t=168745
maxaad nooga xiishoon oon kugu sameynaay after all those insults in the thread above, you decided that it us thats the trouble and waad naga xiishoni but we dont deserve it

