aduunyada beynu la jaanqaadeynaa oo democracy iyo haykal mamul ayaan rabnaa.
dahirna xal nooma hayo lagana sugi maayo adeer
Moderators: Moderators, Junior Moderators


The_Emperior5 wrote:sheldibow wrote:SHEYDAAN XASAN DAHIR IYO XULAFADIISU WAA DIIDEEN NABAD IN DADKA MOGADISHU IYO SOMALIA KU NOLAADAAN... CIIDAMADA ETHIOPIA HALA SAARO DAGAALKAAN JOJINEYNAA WAA BEEN OO WAA DHIIG CABAYAAL ...
adeer hadaa gurigaga la gugu soo gallo gaalo kugu soo gallaan oo aad na iskui soo qarreysiid bedroomkaga caruurtada iyo nagtada na la diilo ehlu naar baad tahay soo ma ogid
Xassan daahir waba ninku xammaer nabaddeye for six month xammar uu nabbad ah yaa keenay xabashi
geedi cabdilahi yusuf , gabre uu Maxmamad dhere ibn Majnuun gacanta haye ayuu xammar keenay ma waxaas ayaa dawlad ah lol xabashidu warlordskii la siffeyee ayay ku soo celiyeen cabdiqeybdiid qanyare back 2 1991


DR-YALAXOOW wrote:one week in xamar. xaalada alxamdulilaah waa 100% ok. magaalada 95% waa nabad buuxda. mar mar ayaan meel fog ka maqlaa dhawaq leeygu yiri waa dhawaaq rasaas.
3 days ago xaafadeena shibis meel ka mid ah ayaaa kooxo la yiri waa muqaawada wax ka rideen iyagiina waa kala ordeen.
magaalada waxaa meel waliba taagan ciidanka TFG. xitaa xaafadeena ciidanka munisbiiyada iyagoo libisan si xur ayey jidadka u maraan.![]()
![]()
mogadishu![]()
![]()
![]()

Good to hear parts of mogadisho are doing fine.DR-YALAXOOW wrote:one week in xamar. xaalada alxamdulilaah waa 100% ok. magaalada 95% waa nabad buuxda. mar mar ayaan meel fog ka maqlaa dhawaq leeygu yiri waa dhawaaq rasaas.
3 days ago xaafadeena shibis meel ka mid ah ayaaa kooxo la yiri waa muqaawada wax ka rideen iyagiina waa kala ordeen.
magaalada waxaa meel waliba taagan ciidanka TFG. xitaa xaafadeena ciidanka munisbiiyada iyagoo libisan si xur ayey jidadka u maraan.![]()
![]()
mogadishu![]()
![]()
![]()



