Guulwade Siyad photos
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Guulwade Siyad photos
BB code horta markaad soo barato sida loo furo , bal igu soo hadal celi adigu
Magaaladaa Hargeysa oo picture aad ka soo qaado maanta ayaaba kugu filan .
Siyad Barre Alle ha u naxariiste , anagu u ooyi mayno , waayo markasii hore buu na anaga wax inoo hayn .
Wax Alle wuxu dhisey isaga dumiyay , get the fu.ck out of here !!
PEOPLE build countries , his administration destroyed the equilibrium&the harmony between the somali people .

Last edited by SahanGalbeed on Wed Jul 30, 2008 3:26 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
anigu maan fahmin its not october yet waad soo yarra dagdagteen ilma jeberti sanadkan 
Re: Guulwade Siyad photos
guhad122
Get over it sxb!
Nothing compers to the 17 years that followed and the current Tigre-sh!t-fest thats taking place at the moment.

- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Guulwade Siyad photos
Babygirl,
Sorry I erased it...Dad bay meeli bugtaa..Bugtaa...Even if their actions took Somalia to where it is they are still moaning...Weli way taahayaan
..Subxaana Allaah 
Ma maanta ayaa caynkaas la ahaan lahaa Aabbe Siyaad oo nool. Tol beeley...
Emperior,
Adigu waxaad u baahan tahay inaad Xajkii ku noqoto si aad uga bogsato cudurkan Jeberti la yidhaaho... Yaa baasee sidaa kuu gumeeyey horta? Bisinka...Waad ku kafiiftey eh..

Last edited by kambuli on Wed Jul 30, 2008 3:29 pm, edited 1 time in total.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Guulwade Siyad photos
Wax waalan weeye daroodku . Dadkey jecel yihin iney gumeystaan , maalintaad iska rido na , inaad gumeysigoodi sidooda xisaha ay u qaban , aad ula oydo bay doonayaan.
Re: Guulwade Siyad photos
[quote="kambuli"]Babygirl,
Sorry I erased it...Dad bay meeli bugtaa..Bugtaa...Even if their actions took Somalia to where it is they are still moaning...Weli way taahayaan
..Subxaana Allaah 
Ma maanta ayaa caynkaas la ahaan lahaa Aabbe Siyaad oo nool. Tol beeley...[/quote]
Hadalka lama dul mare sidu yahay u sheeg aado.
cidaad ku dhago hadlayso waa la garanaya ee amba toos u dhe amba iska dhaaf.
dadka meel bugtaa waa la yaqan oo waa kuwa dalka somaaliya baaba'iisa gacan ku le.
Sorry I erased it...Dad bay meeli bugtaa..Bugtaa...Even if their actions took Somalia to where it is they are still moaning...Weli way taahayaan
Ma maanta ayaa caynkaas la ahaan lahaa Aabbe Siyaad oo nool. Tol beeley...[/quote]
Hadalka lama dul mare sidu yahay u sheeg aado.
cidaad ku dhago hadlayso waa la garanaya ee amba toos u dhe amba iska dhaaf.
dadka meel bugtaa waa la yaqan oo waa kuwa dalka somaaliya baaba'iisa gacan ku le.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
jeberti is the problem of somalia we must cut the cancer out markaas ayuu buugsanaya wadanku thats what i believe Sheikhaygii Sheikh cummar ba igu yidhiEmperior,
Adigu waxaad u baahan tahay inaad Xajkii ku noqoto si aad uga bogsato cudurkan Jeberti la yidhaaho... Yaa baasee sidaa kuu gumeeyey horta? Bisinka...Waad ku kafiiftey eh..
ta labaad Dawladi msb so daroodizme kumay dhaqaaqiin dee soo may islahayn hargesa iyo beeledweyne jeberti dadjii so iyo fallal xun xun kumay dhaaqiin beertayadii hargeysa aya ogaden soo dadjieen in 1979 ma taass aya xaq aah come one man laakin qoloyinkinan dhulbahante wala idinku yaqaan iska tageera uun oday walba oo jeberti Sayidki ha ahaato Siyaad barre ahaato Cabdilahi yusuf hadduu cadaabtu ku geeyney ka hadhi meysiid waan idin aqaana
Last edited by The_Emperior5 on Wed Jul 30, 2008 3:36 pm, edited 1 time in total.
Re: Guulwade Siyad photos
[quote="SahanGalbeed"]Wax waalan weeye daroodku . Dadkey jecel yihin iney gumeystaan , maalintaad iska rido na , inaad gumeysigoodi sidooda xisaha ay u qaban , aad ula oydo bay doonayaan.[/quote]
Adiguna iney dad gaajonayan kula qoslaan baad dooneysa iyaagon lalaland hal rooti'ina kaso gaadhin.
Adiguna iney dad gaajonayan kula qoslaan baad dooneysa iyaagon lalaland hal rooti'ina kaso gaadhin.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Guulwade Siyad photos
Waa isla ummadii , maalinna waa "way tol beeley , ayaa aabo siyaad inoo soo cesha"
Maalinta ku xigta na waa " TFG ha noolaado"
Somalia inu xil gaar ah u saaray dadkan Ilaahey bay u haystaan
Tan iyo ilaa iyo maalintii Somalia la asaasay darood un ba ku doodaya , hoos ilaa hoos , ilaa meel ka sii hooseysa ayuun bu waddanku na u socda. Ma ba arkayaan problem-ka dadkani , iyaga ma'ahee , waa ummada kale
War tulooyinkiina ku laabta aya yidha dadkan .
Maalinta ku xigta na waa " TFG ha noolaado"
Somalia inu xil gaar ah u saaray dadkan Ilaahey bay u haystaan
Tan iyo ilaa iyo maalintii Somalia la asaasay darood un ba ku doodaya , hoos ilaa hoos , ilaa meel ka sii hooseysa ayuun bu waddanku na u socda. Ma ba arkayaan problem-ka dadkani , iyaga ma'ahee , waa ummada kale
War tulooyinkiina ku laabta aya yidha dadkan .
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Guulwade Siyad photos
Sahan,
Inaabti you didn't answer my question.
Emperior,
Walaal, anigu ma ihi qolyaha aad madadaaliso:
You don't want to kill the Jebertis..Because Jebertis are in Hargeysa and they hold political positions in Hargeysa Government. And you live peacefully side by side.
What you want is the South never to recoincile so that you play your famous card;
" Muqdisho degi weydey, ee hanala aqoonsado"
If that is not the case why you didn't support when Cabulqaasim was the president????

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Guulwade Siyad photos
We wouldnt be under xabashi occupation from djbouti somaliland ogadenia puntland to south somalia and nfd under kenya alaa somalidu gumeeysi jeecla sayidkina was bad but the europeans were good xasuuq waxaan aheyn wax kuma qataan ya walaan maa daadkaan cadaqataha ah oo gala racaa aha mise nimankaa horeynayeey ee freedom fighters ka ah. 
Re: Guulwade Siyad photos
" Muqdisho degi weydey, ee hanala aqoonsado"
Aqoonsiga Somaliland walaweyn kuma xidhna walaa qaldaan riyoonaya.
shacabka Somaliland baa is aqoonsan ilaahayna aqoonsigaas raali ka yahay, but the slightest kibir kan change that into ...xabadu wiif'wiif
Aqoonsiga Somaliland walaweyn kuma xidhna walaa qaldaan riyoonaya.
shacabka Somaliland baa is aqoonsan ilaahayna aqoonsigaas raali ka yahay, but the slightest kibir kan change that into ...xabadu wiif'wiif
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Guulwade Siyad photos
Dhegaysta daroodow , maanta haddi magaalada Las canood gudaheeda , nin gudhu hadda bantu ah , salaada casar wixii ka dambeeya gurigiina ku eekaada, idin odhan laha , miyaydaan ka cadhooteen.
Dhulbahantihii kale SL raacsana , baad ku dilaysaan maxaa isaaqa idin raaciyay .
Bal waxaad ku hadlaysaan eega!!
Nacayb waxan ahayn u ma hayo anigu dowladii faqashta aynu iska ridnay , dowladaas na nin baa u maddax aha , kaasa loo raacaya
Dhulbahantihii kale SL raacsana , baad ku dilaysaan maxaa isaaqa idin raaciyay .
Bal waxaad ku hadlaysaan eega!!
Nacayb waxan ahayn u ma hayo anigu dowladii faqashta aynu iska ridnay , dowladaas na nin baa u maddax aha , kaasa loo raacaya
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Guulwade Siyad photos
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Guulwade Siyad photos
Sahanow,
Af-Soomaaliga ayaa kugu yar ninyahow; Cunsurinmadana iska daa.
Horta markii qof kula hadlo, qofka u jawaab..Maxaa afkaaga u geynaya qabiil iska dhan?
Gudhuu, waxaad uga jeeddaa Somaalidii ahayd jareerta, maxaan ku diidi haddii uu xukumo magaalada aan joogo. Miyaadan arkayn in Obama maanta madaxweynihii dalka adduunka ugu quwadda weynaa u tartamayo? Waxaad waddaa waa cunsurinimo, taasina cidna meel ma gaadhsiiso.
Ta saddeexaad, sowtan uun dawladdii aad ugu yeedheen Faqashta madaxdeedii idiin ah madaxda haddeer??? Come on haddaba inaga daa riwaayadda.
Makuumba59,
Su'aasha jawaabteeda waxaan ka sugayaa Emperior.

Last edited by kambuli on Wed Jul 30, 2008 3:54 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 49 Replies
- 3037 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 26 Replies
- 2360 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 24 Replies
- 3565 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 69 Replies
- 4352 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 658 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 14 Replies
- 865 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 0 Replies
- 410 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 6 Replies
- 1049 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 731 Views
-
Last post by Murax