Guulwade Siyad photos

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Guulwade Siyad photos

Post by SahanGalbeed »

BB code horta markaad soo barato sida loo furo , bal igu soo hadal celi adigu
Magaaladaa Hargeysa oo picture aad ka soo qaado maanta ayaaba kugu filan .
Siyad Barre Alle ha u naxariiste , anagu u ooyi mayno , waayo markasii hore buu na anaga wax inoo hayn .
Wax Alle wuxu dhisey isaga dumiyay , get the fu.ck out of here !!


PEOPLE build countries , his administration destroyed the equilibrium&the harmony between the somali people .
Last edited by SahanGalbeed on Wed Jul 30, 2008 3:26 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Guulwade Siyad photos

Post by The_Emperior5 »

anigu maan fahmin its not october yet waad soo yarra dagdagteen ilma jeberti sanadkan :idea:
makumba59
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 635
Joined: Mon Jan 02, 2006 10:01 pm
Location: Goa

Re: Guulwade Siyad photos

Post by makumba59 »

guhad122

Get over it sxb!

Nothing compers to the 17 years that followed and the current Tigre-sh!t-fest thats taking place at the moment.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Guulwade Siyad photos

Post by kambuli »

Babygirl,

Sorry I erased it...Dad bay meeli bugtaa..Bugtaa...Even if their actions took Somalia to where it is they are still moaning...Weli way taahayaan :down: ..Subxaana Allaah :?

Ma maanta ayaa caynkaas la ahaan lahaa Aabbe Siyaad oo nool. Tol beeley...

Emperior,

Adigu waxaad u baahan tahay inaad Xajkii ku noqoto si aad uga bogsato cudurkan Jeberti la yidhaaho... Yaa baasee sidaa kuu gumeeyey horta? Bisinka...Waad ku kafiiftey eh.. :down:
Last edited by kambuli on Wed Jul 30, 2008 3:29 pm, edited 1 time in total.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Guulwade Siyad photos

Post by SahanGalbeed »

Wax waalan weeye daroodku . Dadkey jecel yihin iney gumeystaan , maalintaad iska rido na , inaad gumeysigoodi sidooda xisaha ay u qaban , aad ula oydo bay doonayaan.
makumba59
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 635
Joined: Mon Jan 02, 2006 10:01 pm
Location: Goa

Re: Guulwade Siyad photos

Post by makumba59 »

[quote="kambuli"]Babygirl,

Sorry I erased it...Dad bay meeli bugtaa..Bugtaa...Even if their actions took Somalia to where it is they are still moaning...Weli way taahayaan :down: ..Subxaana Allaah :?

Ma maanta ayaa caynkaas la ahaan lahaa Aabbe Siyaad oo nool. Tol beeley...[/quote]


Hadalka lama dul mare sidu yahay u sheeg aado.

cidaad ku dhago hadlayso waa la garanaya ee amba toos u dhe amba iska dhaaf.


dadka meel bugtaa waa la yaqan oo waa kuwa dalka somaaliya baaba'iisa gacan ku le.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Guulwade Siyad photos

Post by The_Emperior5 »

Emperior,

Adigu waxaad u baahan tahay inaad Xajkii ku noqoto si aad uga bogsato cudurkan Jeberti la yidhaaho... Yaa baasee sidaa kuu gumeeyey horta? Bisinka...Waad ku kafiiftey eh..
jeberti is the problem of somalia we must cut the cancer out markaas ayuu buugsanaya wadanku thats what i believe Sheikhaygii Sheikh cummar ba igu yidhi :mrgreen:

ta labaad Dawladi msb so daroodizme kumay dhaqaaqiin dee soo may islahayn hargesa iyo beeledweyne jeberti dadjii so iyo fallal xun xun kumay dhaaqiin beertayadii hargeysa aya ogaden soo dadjieen in 1979 ma taass aya xaq aah come one man laakin qoloyinkinan dhulbahante wala idinku yaqaan iska tageera uun oday walba oo jeberti Sayidki ha ahaato Siyaad barre ahaato Cabdilahi yusuf hadduu cadaabtu ku geeyney ka hadhi meysiid waan idin aqaana
Last edited by The_Emperior5 on Wed Jul 30, 2008 3:36 pm, edited 1 time in total.
makumba59
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 635
Joined: Mon Jan 02, 2006 10:01 pm
Location: Goa

Re: Guulwade Siyad photos

Post by makumba59 »

[quote="SahanGalbeed"]Wax waalan weeye daroodku . Dadkey jecel yihin iney gumeystaan , maalintaad iska rido na , inaad gumeysigoodi sidooda xisaha ay u qaban , aad ula oydo bay doonayaan.[/quote]


Adiguna iney dad gaajonayan kula qoslaan baad dooneysa iyaagon lalaland hal rooti'ina kaso gaadhin.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Guulwade Siyad photos

Post by SahanGalbeed »

Waa isla ummadii , maalinna waa "way tol beeley , ayaa aabo siyaad inoo soo cesha"
Maalinta ku xigta na waa " TFG ha noolaado"
Somalia inu xil gaar ah u saaray dadkan Ilaahey bay u haystaan :lol:
Tan iyo ilaa iyo maalintii Somalia la asaasay darood un ba ku doodaya , hoos ilaa hoos , ilaa meel ka sii hooseysa ayuun bu waddanku na u socda. Ma ba arkayaan problem-ka dadkani , iyaga ma'ahee , waa ummada kale :lol:
War tulooyinkiina ku laabta aya yidha dadkan .
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Guulwade Siyad photos

Post by kambuli »

Sahan,

Inaabti you didn't answer my question.

Emperior,

Walaal, anigu ma ihi qolyaha aad madadaaliso:

You don't want to kill the Jebertis..Because Jebertis are in Hargeysa and they hold political positions in Hargeysa Government. And you live peacefully side by side.

What you want is the South never to recoincile so that you play your famous card;

" Muqdisho degi weydey, ee hanala aqoonsado"

If that is not the case why you didn't support when Cabulqaasim was the president???? :down:
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Guulwade Siyad photos

Post by BABYGIRL123 »

We wouldnt be under xabashi occupation from djbouti somaliland ogadenia puntland to south somalia and nfd under kenya alaa somalidu gumeeysi jeecla sayidkina was bad but the europeans were good xasuuq waxaan aheyn wax kuma qataan ya walaan maa daadkaan cadaqataha ah oo gala racaa aha mise nimankaa horeynayeey ee freedom fighters ka ah. :?
makumba59
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 635
Joined: Mon Jan 02, 2006 10:01 pm
Location: Goa

Re: Guulwade Siyad photos

Post by makumba59 »

" Muqdisho degi weydey, ee hanala aqoonsado"


Aqoonsiga Somaliland walaweyn kuma xidhna walaa qaldaan riyoonaya.


shacabka Somaliland baa is aqoonsan ilaahayna aqoonsigaas raali ka yahay, but the slightest kibir kan change that into ...xabadu wiif'wiif
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Guulwade Siyad photos

Post by SahanGalbeed »

Dhegaysta daroodow , maanta haddi magaalada Las canood gudaheeda , nin gudhu hadda bantu ah , salaada casar wixii ka dambeeya gurigiina ku eekaada, idin odhan laha , miyaydaan ka cadhooteen.
Dhulbahantihii kale SL raacsana , baad ku dilaysaan maxaa isaaqa idin raaciyay .
Bal waxaad ku hadlaysaan eega!!
Nacayb waxan ahayn u ma hayo anigu dowladii faqashta aynu iska ridnay , dowladaas na nin baa u maddax aha , kaasa loo raacaya :lol:
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Guulwade Siyad photos

Post by BABYGIRL123 »

:somalia: Anyone else kiss my foot surka laga jari dhulbahante haku qafifine what about isaaq abdulahi yusuf hoos fahdiyaa somaliland hadeey tagan maxaa la dhihi darood ba racdeen so mahan atleast kuwa dhulbahante waxa lagu dili separatis beey raceen and that aint gonna work :arrow:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Guulwade Siyad photos

Post by kambuli »

Sahanow,

Af-Soomaaliga ayaa kugu yar ninyahow; Cunsurinmadana iska daa.

Horta markii qof kula hadlo, qofka u jawaab..Maxaa afkaaga u geynaya qabiil iska dhan?

Gudhuu, waxaad uga jeeddaa Somaalidii ahayd jareerta, maxaan ku diidi haddii uu xukumo magaalada aan joogo. Miyaadan arkayn in Obama maanta madaxweynihii dalka adduunka ugu quwadda weynaa u tartamayo? Waxaad waddaa waa cunsurinimo, taasina cidna meel ma gaadhsiiso.

Ta saddeexaad, sowtan uun dawladdii aad ugu yeedheen Faqashta madaxdeedii idiin ah madaxda haddeer??? Come on haddaba inaga daa riwaayadda. :down:

Makuumba59,

Su'aasha jawaabteeda waxaan ka sugayaa Emperior.
Last edited by kambuli on Wed Jul 30, 2008 3:54 pm, edited 1 time in total.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”