Anigo waxaan ka yaabey..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Anigo waxaan ka yaabey..

Post by HELWAA »

:roll: :roll: is diidsin baad biloodey miyaa
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Anigo waxaan ka yaabey..

Post by xidigow »

HELWAA wrote::roll: :roll: is diidsin baad biloodey miyaa

oo huuno sidee ah? Qado la'aanta kugu hdacday baan ka naxay oo qadaanba rabaa inaan ku siiyo tabarta ba'ady
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Anigo waxaan ka yaabey..

Post by Ureysoo »

Haa Aniga Xata Waxaan ka Yaabay, Dumarka Kor Ka Dadan - Hoos Ka Waashay

Nimanka Sida Naagaha Welfare Qaatan, Marka Ku Dhahdid "Ninyahow Shaqeyso" Dhahayo - Caanaha Wiilkega Ba La Cabaya, God Bless UK's Welfare-System ...

Youngsters-Ka Bila School Ah, Laamiga Sida Ineey Community-Service Ku Jiraan Oo Istaagan.

--- Hadaad Ila Yaabtay, Anigu Xata Waan Kula Yaabay, Ee Waxa Socdo Wu La Yaab Badanyahay, Maxaad Oo Yaabi Weysay. Ma Isla Yaabno Dadow, Inta Dadka Kale Naga Yaab Lahayeen - Allah Yaab Badana ---

Thanks in advance......
makumba59
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 635
Joined: Mon Jan 02, 2006 10:01 pm
Location: Goa

Re: Anigo waxaan ka yaabey..

Post by makumba59 »

[quote="Ureysoo"]Haa Aniga Xata Waxaan ka Yaabay, Dumarka Kor Ka Dadan - Hoos Ka Waashay

Nimanka Sida Naagaha Welfare Qaatan, Marka Ku Dhahdid "Ninyahow Shaqeyso" Dhahayo - Caanaha Wiilkega Ba La Cabaya, God Bless UK's Welfare-System ...

Youngsters-Ka Bila School Ah, Laamiga Sida Ineey Community-Service Ku Jiraan Oo Istaagan.

--- Hadaad Ila Yaabtay, Anigu Xata Waan Kula Yaabay, Ee Waxa Socdo Wu La Yaab Badanyahay, Maxaad Oo Yaabi Weysay. Ma Isla Yaabno Dadow, Inta Dadka Kale Naga Yaab Lahayeen - Allah Yaab Badana ---

Thanks in advance......[/quote]


:lol:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Anigo waxaan ka yaabey..

Post by HELWAA »

xidigow wrote:
HELWAA wrote::roll: :roll: is diidsin baad biloodey miyaa

oo huuno sidee ah? Qado la'aanta kugu hdacday baan ka naxay oo qadaanba rabaa inaan ku siiyo tabarta ba'ady

Image
milk_maan
Posts: 96
Joined: Thu Jun 12, 2008 5:32 am

Re: Anigo waxaan ka yaabey..

Post by milk_maan »

The_Emperior5 wrote:
GRANNY wrote:Salaam

Sababta ay gaaladan xumxumiy iskugu dhagdhagan markey summer noqoto maxay tahy?..Meel kasta ood martid dad uun ba dusha iska saaran...ish... :evil: ..I mean pple need body heat in the winter not in the summer.It's almost +34 outside today the last thing i want someones els sweat all over me..ufff :shock:

Fitnah everywhere :x
summerka kacsiiga ayaa baddan dee huno wala isku wadda qooqa ma fahantay

xata hagagaga wasmadu way ku badahntahay hargeysa meelkasta wa siidaas wa sumer hormoonka ayaa aa duu shaqeya sii aan caaddii ahayn

Adigu meel kasta ma Hargaysa baad soo gelisaa, xataa wasmadii ma kaa baxsan weydey ilaa aad hargaysa soo geliso moo ye' :shock:

ilayn waxaan xishoonayn :shock:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”