Guulwade Siyad photos
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Guulwade Siyad photos
Ilaahey ha U naxaristo Siyaad Barre.. Wuxuu aha Madaxweyne ficaan oo laga baadbadiyay. Even though he made many serious mistakes..I still think hes better then many.
Babygirl
Emperior wuxuu qaba xanuun la yiraahdo Jabertisim wuu walaanyahay all he talks about is Jaberti this Jeberti that.
Babygirl
Emperior wuxuu qaba xanuun la yiraahdo Jabertisim wuu walaanyahay all he talks about is Jaberti this Jeberti that.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
xamud adigu leelkasse baad tahay siyaad barre ma isga ba oga inad jirtiid 
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Guulwade Siyad photos
Emperior and you are
Xamud waa dadka laga danbeeyo :love:
afkaga edeb uyeel. 
Xamud waa dadka laga danbeeyo :love:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
babygirl I am Emperior Ninka somali sameeyee hadan baabiye 
laakin bal leelkasse muxu yahay . leelkasse uu nool u lugeynaya uu kabbo xiidhan waligay ma aragg
laakin babygirl i love you laakin :love:
laakin bal leelkasse muxu yahay . leelkasse uu nool u lugeynaya uu kabbo xiidhan waligay ma aragg
laakin babygirl i love you laakin :love:
Re: Guulwade Siyad photos
Emperior,
Ghas Dagol are the kings of Mudug
Darbi Darood
Ghas Dagol are the kings of Mudug
Darbi Darood
Re: Guulwade Siyad photos
Emperior
Dont worry about what Leelkase is or if we wear shoes(Even Our Geeljireyal rock Prada shoes 8) ). You should worry about getting a cure for your obbession. Somaliyan dhishay kulaha? Emperiorkad sheegeneysid Fir ma u ledahay horta geedyahow? maxaad baabisay? Odaysha aad isku haybta tihiin waxay kugu seexiyan ha la so shir tagin...Somaliya Ciidi baabisay waa la yaqaana.
Dont worry about what Leelkase is or if we wear shoes(Even Our Geeljireyal rock Prada shoes 8) ). You should worry about getting a cure for your obbession. Somaliyan dhishay kulaha? Emperiorkad sheegeneysid Fir ma u ledahay horta geedyahow? maxaad baabisay? Odaysha aad isku haybta tihiin waxay kugu seexiyan ha la so shir tagin...Somaliya Ciidi baabisay waa la yaqaana.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
Somalia hada yaa baabiiye hadanaan anigu baabiin 
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Guulwade Siyad photos
Emperior waa doqone, yaa idin baray in doqomada loo jawaabo dadoow
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
Dacawado yanay kiiniya kugu cunin

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Guulwade Siyad photos
War anigu Somaliyaan joogaa, Kenya waan ka tagay....ta kale doqon baa tahay, doqomadana anigu siyasaad iyo dood toona kalama hadlo
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
Voltage wrote:War anigu Somaliyaan joogaa, Kenya waan ka tagay....ta kale doqon baa tahay, doqomadana anigu siyasaad iyo dood toona kalama hadlo
ahahaha haye ma kismayo baad tagtay miise xaafadiini caabuudwaaq war hee dhe ma wxaad ka xanaqday inan leelkasse yarre eryaday ahahah lama xanaaqo leelkassse soo isma difaacii karro lol
Miise wa maato uu waad uu baqanayssa
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Guulwade Siyad photos
Maya hada Garbahareey yaan u dhowahay...maya Layl Kase maaha, jabeertiizmkaada iyo nacnacda kale aad malaha ku haysay beryahan yaa hadal qalafsan ila noqday...teeda kale meel waxaad ku hayse hebel jeberti waa la gowracay, hebel saan baa loo galay, war sida isku dhaan waxaasi wax ummada islaamka lala soo dhex galo maaha sideedaba 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Guulwade Siyad photos
waryaa voltage ma garbahaaray gedo ayaad marraysa horta meesha wax may ka dhiisaneyisin horta.
Ma hut ayad ku dhex noooshahay , tan kalle Siyaasada jebertizme eeh halkan haan ka qarxiyo dee wa arimo jiira ina waxa weyaan inta local fadhi ku diirar ah inkastay wax jebertizme ah hadeeer anay jiirin . ka hadheenki uun baanu yara khaarajiinayna thats all buddy and have nice Vacation All blessed

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 49 Replies
- 2982 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 26 Replies
- 2336 Views
-
Last post by ababanoah
-
- 24 Replies
- 3525 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 69 Replies
- 4254 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 642 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 14 Replies
- 854 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 0 Replies
- 399 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 6 Replies
- 1026 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 721 Views
-
Last post by Murax