http://www.mudugonline.com/viewArticle. ... cleid=4243
Wasiiradii haweenka & arimaha qayska oo iscasishay ka dib markii ay la shaqyn weyday maamulka Puntland
Posted to the MOL August 8, 2008, 5:40 am
Wasiiradii haweenka iyo arimaha Qoyska, dhawaana loo magacaabay madaxa gudiga nabadgalyada ee gobolka Mudug Marwo Caasho Geele ayaa sheegtay inay isaga tagtay xilkii ay ka haysay dowlada Puntland.
Wasiirada ayaa ka gaabsatay sababta iscasilideeda oo ay ku micnaysay inay siyaasada ka fariisanayso, ayaa warar soo baxaya sheegaya inay wasiiradu isku casishay ka dib markii ay la shaqayn weyday maamulka Puntland oo intooda badan xilalka u haya sidii ay xoolaha ummada jeebabka uga buuxsan lahaayeen.
Marwo Caasha Geelle Diriye oo ahayd wasiirada ugu howlkarsanayd wasiirada Puntland, madaxna ka ahayd wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska, ayaa waxaa lagu xasuustaa sidii ay ugu guulaystay inay wasaaradaas ka dhigto mid soo celisa adeegyadii wasaaradeed oo dhan iyadoo haba yaraatee wax gacan ah ka helin maamulka Puntland.
Warar kale oo aan helayno ayaa sheegaya in iscasilaada wasiiradu la xiriirto ka dib markii falal amaan daro ah ku soo cusboonaadeen magaalada gaalkacyo, kuwaasoo ku bilowday ka dib markii beesha degta koonfurta magaalada ay afduubteen gaadiid iyo dad shacab ah oo ka soo jeeday waqooyiga magaalada, taas oo dad caraysan oo waqooyiga magaalada kaga jawaabeen inay iyaguna afduubtaan dad iyo gaadiid u socday koonfurta magaalada.
Warka ayaa sheegaya in maamulka Puntland ee Cadde Muuse madaxda ka yahay ka dhaga adaygeen inay fuliyaan talooyin ay soo jeediyeen gudiga nabadgalyada gobolka mudug oo ay gudoomiye u ahayd marwo Caasha Geelle taasna ay sababta ugu weyn ee keentay iscasilaada wasiirad Caasha Geele.
Caasho Geelle escapes mudug and calls Puntland a failure!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Kor.Ukaadshe
- Posts: 152
- Joined: Thu Jan 24, 2008 5:40 pm
- Location: Dark Corners of Bermuda.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Caasho Geelle escapes mudug and calls Puntland a failure!
caasha geelle mayee caasho lo'eey wtf is wron wif mudug names





-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 6 Replies
- 941 Views
-
Last post by afisoone
-
- 2 Replies
- 648 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by Coeus
-
- 5 Replies
- 855 Views
-
Last post by SomalilandFinest
-
- 11 Replies
- 1001 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 2 Replies
- 614 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 120 Replies
- 11602 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 757 Views
-
Last post by tightrope