When will we SEE Arab Saalax President in Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

adamthl
Posts: 7
Joined: Sat Jun 21, 2008 12:04 am

Re: When will we SEE Arab Saalax President in Puntland

Post by adamthl »

sheekh farax zero

i really love daarood, but sometimes they give shit!!!!


midda kale kuwa kaloo waxaaa jirra dad is moodaya ooba ilaway in aan ahay ninkii shalay markay qabeen araga qaarkoodna qaawanaa dharka ugaliyay.... marka waxan rabay in ay markasta miskaxda ku hayaan ninkaan ahay!!!!!!
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: When will we SEE Arab Saalax President in Puntland

Post by Xamud. »

Adamthl
Wallahi waxad qortay maan akhrin? intii danbe un baan isha ku dhuuftay. you sound like the typical fuuley! you come in! you point out how noble you are and how others are slaves! then you vanish markaan shabuuga ka daalo. Adeer na kala kaxee! Orad ii bashaal yaa ku yiri Leelkasuhu cid walbe beey la sheekeystan?

BTW Leelkase waligus buu Maryo xirna? maa adiga oo kale baa na mooday! dad baan maro u xiray kulaha! Ninka tiisa daryelo ba tu kale ku daro.
adamthl
Posts: 7
Joined: Sat Jun 21, 2008 12:04 am

Re: When will we SEE Arab Saalax President in Puntland

Post by adamthl »

Xaamud

horta marka hore aad ayaan uga xumahay in adan akhrin quraalkayga,
waxaan kuu sooqoray TACSi,
tankale waad in aad ogato Raggo oo aad lahadasho in ay ka mid tahay qayba kartida ka mid ah,
midda labad waxan ku xasuusonayaa annigu in aan ahay nin kaa naxaya oo Rabo in aadan facaa Rakuub unoqon, waxan markasta ka taqnanayaa sida Majeerteen ay kaaga dhigeen KARINLAHA!!!!
waana arin laga xanuunsado nin aan Ayaan iyo Orad middana ku dheeray reeryo ha kusaarto!!!!!

please orad oo ka rog reerkiina reeryada!!

aniga markasta waxaan kuuhayaa clean heart.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: When will we SEE Arab Saalax President in Puntland

Post by Xamud. »

Adamthl
War heedhe miyaad walaantahay mise waa soo sida? Af somali Sax ah oo xayi ah so qor ninyahow! indha igu xanunay waxad qortay. Raaga isa saraan oo layska roogayo halkee joogan? war anaga balaayo aragnay! adeer raag is fuulay maxaa aniga iga jiro. War heedhe yeeri dacaska anigu kuma af fahmayo! war yaaa islam ah oo ninkan na kala qabto.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”