Am followin' ur footstepsKa darag wrote:Whats with all these Slife people???I thought I left u all behind ...LuvelyNaiima wrote:..lol..Somali luv letter?...that'd be veri fascinatin'!!!![]()
![]()
how do you write a_love letter in af-somali
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LuvelyNaiima
- Posts: 74
- Joined: Thu Aug 28, 2008 9:38 am
- Location: Empire State
Re: how do you write a_love letter in af-somali
-
Ka darag
- SomaliNet Super

- Posts: 13122
- Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
- Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.

Loool ok welcome to SNET dude...ull never know who I amLuvelyNaiima wrote:Am followin' ur footstepsKa darag wrote:Whats with all these Slife people???I thought I left u all behind ...LuvelyNaiima wrote:..lol..Somali luv letter?...that'd be veri fascinatin'!!!![]()
![]()
![]()
- The-Screw
- SomaliNet Super

- Posts: 19924
- Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
- Location: Somewhere in the PNW
Re: how do you write a_love letter in af-somali
i think that most of you never had a relationship with a farax or never had it the way you would have liked and that is mostly to blame for your disgust in anything about love and somali men.
- abdi ilyas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1767
- Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
- Location: some where in europa
Re: how do you write a_love letter in af-somali
haya a/abooyoHELWAA wrote:abdi ilyas wrote:hawla a/baayo u welcome.
waxaa sugaa jawaabta kalkaceelka aan kuu qabo
ayeeyo inan yar oo ku leeg doono..Helwaa is way out of ur league
- LuvelyNaiima
- Posts: 74
- Joined: Thu Aug 28, 2008 9:38 am
- Location: Empire State
Re: how do you write a_love letter in af-somali
Ka darag
Don't make me stalk u to death.
Don't make me stalk u to death.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: how do you write a_love letter in af-somali
Abdi, quote"ok! this my first a attend writing a love letter in af-somali. ok here it goes.
hawla a/baayo marka hore waanku salaamay salaam kasoo go`dey qalbiga iyo laabta. Hawla muxubada aan kuu qabo ma`maleey kartit shanta waqti oo la`adimo adinka ma`maqli magacaada aan maqlaa. Gacaliso haadaan ku`argu saa dhab kuu dhahu laabteeyda magaabixi laheen. Xalwo iyo caano aan afka kuu gili lahaay. gacaliso rafaadka aan kuu maraayo ma u jeedid miyaa saan ahay..cunta aan cuno mar hore aa iigu dambeesay..gacaliso mar i soo fiiri. macaaneey rafaadka iga dheef ii kalaay aqalka aano tagnee margaha iska xoorno.
This is how it should be:
Halwa,
Abaayo, marka hore waan ku salaamay. Salaan kasoo go'day, kasha iyo laabta. Muxubada aan kuu qabo ma malayn kartid. Shanta wakhti ee la addimo, ma maqlo, keliya waxaan maqlaa magacaaga.
Gacaliso, haddii aan ku arko, sida aan dhab kuu dhaho laabatayda kaamaan bixin lahayn. Xalwad iyo caano ayaan afka kuugu guri lahaa.
Gacaliso, rafaadka aan kuu marayo iyo sida aan ahay, ma u jeeddid miyaa? Cunto aan cuno mar horaa iigu dambeysey. Macaanay, rafaadka iga dhaaf, ii kaalay aynu aqalka tegnee, maryahana iska xoornee.
@maryo iska xoor

kambuli
waa mahadsan tahay. lakiin hada waa goor dambe..waad aragtay aan o maleeyhaa in leeygu daadiyey.
maryaha iska xoor aa dhabka keentay aan filanaaya

- ms.nalia
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2752
- Joined: Tue Sep 11, 2007 2:04 pm
- Location: I have no laction, Im a free agent of the Universe..
Re: who do you write a_love latter in af-somali
The-Screw wrote:you mean how not who.
xaasidyahow...the man is trying, give him a break
-
Daanyeer
- SomaliNet Super

- Posts: 15780
- Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
- Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan
Re: how do you write a_love letter in af-somali
U WRITE like this:
Abbaayo waxaan kuu JECLAHAY sida bariis iyo hilib with MOOS/MUUS

- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: how do you write a_love letter in af-somali
lol that's waste. just say wan ko je'elahay.
-
Ka darag
- SomaliNet Super

- Posts: 13122
- Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
- Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.
Re: how do you write a_love letter in af-somali
ish..I hate bariis with moos...what is it with Somalis and moos???????Daanyeer wrote:U WRITE like this:
Abbaayo waxaan kuu JECLAHAY sida bariis iyo hilib with MOOS/MUUS
-
Madd_Scientist_
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4745
- Joined: Mon Feb 04, 2008 12:27 pm
Re: how do you write a_love letter in af-somali
waan ku jeclahay 
- TrophY-WifeY-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3208
- Joined: Thu May 29, 2008 7:12 pm
- Location: Married to John Legend :)
Re: how do you write a_love letter in af-somali
abi yare
Here it goes it easy.... just share your deep thoughts tell her how you feel..
Abaayo.... waan ku salaamay... Salaan ka bacdigeed
waxa waaye abaayo... Markii ku arki hore kaa caashaqi :love: . Saas darteed waan ku jeclahay macaaney
Anina waxaan filyaa inii sidoo kale dareensantahay..
Ma hurdo har iyo habeen adi lee i hor joogtid
ma canu ma cabo adi len kaa fakiraa
Abaayo warqadaan waxaan kuu soo qori...inaan kuu sheego...
wixii qalbigeey ku jiro....
Quruxleey
Shashaleey
Edebleey
Waan kuu xiisay
Mac aan ku siiyey
i soo jawaab hee
macsalaama macaaneey
abdi
waan kuu qori warqadii 
Here it goes it easy.... just share your deep thoughts tell her how you feel..
Abaayo.... waan ku salaamay... Salaan ka bacdigeed
waxa waaye abaayo... Markii ku arki hore kaa caashaqi :love: . Saas darteed waan ku jeclahay macaaney
Ma hurdo har iyo habeen adi lee i hor joogtid
ma canu ma cabo adi len kaa fakiraa
Abaayo warqadaan waxaan kuu soo qori...inaan kuu sheego...
wixii qalbigeey ku jiro....
Quruxleey
Shashaleey
Edebleey
Waan kuu xiisay
Mac aan ku siiyey
i soo jawaab hee
macsalaama macaaneey
abdi
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 30 Replies
- 1844 Views
-
Last post by zulaika
-
- 0 Replies
- 284 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 63 Replies
- 5306 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 29 Replies
- 2353 Views
-
Last post by sheldibow
-
- 7 Replies
- 1241 Views
-
Last post by AbuDujanah
-
- 2 Replies
- 979 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 19 Replies
- 2139 Views
-
Last post by luis1
-
- 5 Replies
- 1026 Views
-
Last post by NonSomaliGuy
-
- 15 Replies
- 2063 Views
-
Last post by lost-chick
-
- 2 Replies
- 936 Views
-
Last post by 13enigma