Col. Barre Hiiraale oo jawaab ka bixiyay kulamo ay beelaha A

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Col. Barre Hiiraale oo jawaab ka bixiyay kulamo ay beelaha A

Post by CoolPoisons »

Col. Barre Hiiraale oo jawaab ka bixiyay kulamo ay beelaha Absame ku yeesheen degmada Bu'aale

Col. Barre Aadan shire Hiiraale oo ku sugan xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegay in muddo toddobaad gudihiis ah ku tegi doono magaalada Kismaayo, isagoo u waramayay Warbaahinta gudaha Xildhibaan Barre Hiiraale waxa uu sheegay in degmada Doolow uu u joogo tababaro ciidamadiisa uga socda.

Dhinaca kale Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo xubno ka tirsan Isbaheysiga Asmara ka wadaan Degmada Bu'aale ee gobolka J/dhexe, iyo hadalo ay ka jeediyeen kulan maalintii labaad halkaasi uga socda oo ka dhan Barre Hiiraale.

"Dhinacii na soo weerara jawaab ayay naga heli doonaan" ayuu yiri Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhinaca kale sheegay inuu iminka soo dhameystay qabanqaabo guluf colaadeed oo uu ku qaadayo magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale gobolada Jubbooyinka waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo diyaar garow dagaal ah, kaasi oo wadaan beelaha Absame iyo Sade oo iyagu walaalo ah, inkasta oo mid ka mid ah beeshaasi ay haatan si cad u taageersan tahay siyaasadda Isbaheysiga Asmara, waxaana haatan Bu'aale ku sugan madax ka tirsan Isbaheysigaasi.

http://www.somaliweyn.org/pages/news/Se ... Sep19.html
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Col. Barre Hiiraale oo jawaab ka bixiyay kulamo ay beelaha A

Post by CoolPoisons »

Buale and Afmadow gonna be Marehan cities soon
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: Col. Barre Hiiraale oo jawaab ka bixiyay kulamo ay beelaha A

Post by QansaGabeyle »

CoolPoisons wrote:Buale and Afmadow gonna be Marehan cities soon
carra madow caafimaad ma laha. dadka reer bualle iyo afmadow suffer from chronic diarrhea so they wear plastic bags under their pants and macawiis. they are also suffer malnutrition which leads to a large number of the pollution to eat dabqaads and other objects made out of dried clay.
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Col. Barre Hiiraale oo jawaab ka bixiyay kulamo ay beelaha A

Post by Warsame101 »

As Dhuurcas said in his Shilkii Reer Kismaayo poem:

Shuqul gabay Barre Hiiraale wanigii sheekadiis dhigaye
Wanigii shakalka iyo ku xiray shabaq aan sideen.
Shib waataan kairi maansadaan sheeqa ku ahaa.

Shuf hadaan lanoqon ebaheey loo shukriyi waaye.
Shab hadaan la oran otangadii shaly la oodeeyay.
Shafkeey kacayshee xero hadaan shaah lagu iibin
Shiraac iyo hadaan teendho iyo kaar lawada sheegan.
Shirqoolka iyo hadaan damac iyo kibirku shaashoobin.
Showshoowda badan iyo hadaan shoorku socon waayin.
.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”