Faransiiska Oo XOog Ku furtay Lamaane u dhashay Dalkiisa Oo Kooxo somalia ah afduubt Ugu Haysteen Xeebta Degmada Xaafuun Ee Gobolka Bari
warka ugu horeeyey ku Saabsan In ciidamada Faransiisku ay xoog ku Furteen Lamaanahaasi Afduubka Loo haystay waxaa uu kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Ee Dalka Faransiiska nicolas sarkozy
warsaxaafadeedka Xafiiska Madaxtooyada Ee Faransiiska Kasoo baxay waxaa lagu sheegay, In habeenkii xalay ahaa ciidamada Faransiisku howlgalo ay ka fuliyeen Xeebta xaafuun Gaar ahaan Deegaank Hurdiya aykusoo Furteen lamaane faransiiska u dhashay , warsaxaafadeedka waxaa ku xusnaa in Ciidamada faransiisku ay Gacanta ku dhigeen Lamaanihii lahaystay iyo 6burcad ah Oo afduubayaashii dadkaasi ah iyadoo lasheegay in howlgalkaasi uu ku dhintay mid ka mid ah Afduubayaashii.
Mr Nicolas sarkozy Madaxweynaha Faransiisku waxaa uu sheegay in talaabadan millitary uu Amray Ciidamada Bada ee faransiiska , shalayto Gelinkii Danbe xalayna howlgalkaasi ay ku guulaysteen
Maamulka Puntland ayaa Soo si weyn usoo dhoweeyey Talaabada Military ee Ciidamada Faransiisku ka Qaadeen Kooxaha Burcad Badeeda somaliyeed sida uu warbaahinta sanaagpost usheegay wasiirka Dekedaha iyo kaluumaysiga ee Puntlanad Dr Ahmed said awnur
Maamulka Degmada xaafuun ma jirin wax khasaare ah oo uu soo sheegay in howlgalkaasi uu u geystay Dadka iyo Deegaanka xaafuun iyo hurdiya
talaabada militaray ee faransiiisku ka sameeyey Xeebta xaafuun ayaa noqonaysa talaabadii labaad ee faransiisku ka sameeyo xeebaha Puntland , bishii april waxaa faransiisku uu xoog ku furtay dalxiisayaal faransiis u badan iyo Doonidii ay ku dalxiisayeen Oo ay soo afduubteen kooxo burcad somali ah , talaabada faransiiska waxaa dadku u arkaan mida kaleiya ee Burcad badeeda yareen karta .
http://sanaagpost.com/display_page.php?articleid=1316
Terrorists: Xafun
Moderator: Moderators
- neocon_2007
- SomaliNet Super

- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Terrorists: Xafun
pirates or terrorists
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 667 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 3 Replies
- 420 Views
-
Last post by gurey25
-
- 0 Replies
- 253 Views
-
Last post by Freakishly_Free
-
- 8 Replies
- 539 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 0 Replies
- 271 Views
-
Last post by Young Wadani *
-
- 10 Replies
- 790 Views
-
Last post by mahamed99_sex
-
- 21 Replies
- 1778 Views
-
Last post by musika man
-
- 26 Replies
- 1424 Views
-
Last post by jamalllll
-
- 4 Replies
- 1680 Views
-
Last post by Col-Leysaan
-
- 2 Replies
- 304 Views
-
Last post by Qumanyoo