Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by Goljano Lion »

Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo lagu Gowracay Dalka Koonfurta Africa

http://www.hiiraan.com/news/2008/Sept/w ... 6-4668.htm
User avatar
Munique05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2746
Joined: Fri Jul 11, 2008 12:57 pm
Location: mininka Hooyada drinkin qaxwo

Re: Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by Munique05 »

May Allah have mercy on her..dem black south african wa xawayan, 4rel xoolaha iyo iyaga is ma dhaman
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by Goljano Lion »

Munique05 wrote:May Allah have mercy on her..dem black south african wa xawayan, 4rel xoolaha iyo iyaga is ma dhaman
Amen
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by DR-YALAXOOW »

soomalida south afrika deggan waa inay isaga baxaan south afrika oo ay wadankodii somaliya ku noqdaan.

walaahi million times waxaa dhaanta SOMALIYA.

FAMIL oo dhan hooyo iyo caruurteeda la xasuuqo. kama dhacdo waxuushnimadaas somaliya.

xitaa hooyada iyo gabadheeda intii aan la dilin waa la kufsadey. subxaana allah. waa wax laga argagaxo. alla yaa raxma.

hooyadaas somaliyeed waxay ka timid BOORAME oo ah magaalooyinka SOMALIYA ugu nabadgelyada fiican.

aabihii dhaley caruurtaas ayaa ka masuul ahaa inuu caruurtiisa dhex dhigo WARAABAYAAL AAN CAQLI LAHEEYN south afrikana dejiyo familkiisa.


bal ilaahaa IRSAAQADA BIXIYEE. BOORAME hadduu iska dejin lahaa caruurtiisa. lakiin waa wax qoran inay halkaa ku dhintaan.


laakiin dhamaan somalida meesha deggan waxaa u fiican inay SI DEGDEG AH isaga baxaan SOUTH AFRIKA OO AY soomaliya ku wada noqdaan.
User avatar
shaamboo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5409
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga

Re: Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by shaamboo »

ilaahey ha u naxariisto
User avatar
Faisah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2841
Joined: Sun May 16, 2004 7:00 pm
Location: Dhuusamareeb Iyo Damasheeda....Xamar Dusheediyoo..Guriceel Daawo Dacalada!

Re: Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by Faisah »

Maskiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiina....alaha u naxariisto!!!
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by SahanGalbeed »

Xayawaan weeye dadkaasi , AUN.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by HELWAA »

:shock: :( :(
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Hooyo Soomaaliyeed iyo Sedax Caruur ah oo ey Dhashay oo

Post by Minneapolis Mayor »

I think somalis in south africa are comitting suicide. You can't stay in a country where somalis are slaughtered. this is like the 200th slaughter case. all they know is Allah wixii uu qoro kuma seegaayo but remember allaah told you to taxadar. if I jump over a bridge and say allaah wuxuu qoro kuma seegaayo don't make sense.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”