as for me
I grew up in a middle class family in Africa( Son of a retired jet fighter Pilot) where I had everything on the table. I was like

I am now a poor guy like this who only work to provide his family basic needs

what about you?
Moderators: Moderators, Junior Moderators







Waxaan kawadaah isku fiiri noloshaadii aa kusoo kortay iyo tan hada aa kujirtid. Horay miyaa usocotay mise dib ayaa udhacday?suga_n_spice wrote:Alxamdulilah, Ilaahay wuu noo nimceeyey


ok waan gartay. Nolol Sare ayaad kusookortay what about adigu hada ma taajirad baa tahay mise faqiirad?. for example xididkayga waxay ahaayeen dad faqri ah somalia. Markii inta soo galeen xoolo ay yeesheen. aniga waa opposite. Africa xoolo ayaan leheen america waa kushiiday.suga_n_spice wrote:MM,
Waan ku fahmey walaal, laakiin hadaan runta sheego soomaalia waa ku dhashay maahe wax aan ka aqaan maleh. Afar jir baan ahaa markuu qixi dhacay. Intaas ka sokoo, reer aabahay dad waxee ahayeen maal qabeen ah oo maqayado iyo dhulal leh. Ilaa hadana wali waa sidoodii. Marka su'aasha hadaan uga jawaabo sidee tahay, waa dad ilaahay u nimceeyay then and now


Waxaa aroostaah Wiil Wax bartay oo Professional ah. Markaas waa taajireesuga_n_spice wrote:Qalbiga ayaan taajir ka ahay walaal 8)




What Is NOYBWarsan_Star_Muslimah wrote:My family was NOYB
and at the moment
I'm NOYB
Alhamdulilah 'ala kulli hala
Salam

abdi ilyas wrote:unknown author "people who talk about they had/have money are the poorest ones"
this means all the people above me/and ones who will make a reply on this topic are poor people.